Abdinasir ismail

"Waxaan dilnay 320 xubnood oo ka tirsan TPLF oo kasoo tallaabay Xadka Suudaan" Militeriga Ethiopia.
15/05/2021

"Waxaan dilnay 320 xubnood oo ka tirsan TPLF oo kasoo tallaabay Xadka Suudaan" Militeriga Ethiopia.

15/05/2021

Madaxweynaha Masar, General Abdifitah Al-sisi ayaa sheegay inuu go'aansaday in albaabada loo furo Isbitaalada Masar si loogu soo dhaweeyo Dhaawacyada Falastiiniyiinta ee laga keenayo marinka Gaza.

Masar waxay dhawaan sheegtay iney ku fashilantay labo iskuday oo Israa'iil ay kaga codsatey xabad joojin kadib markii Israa'iil ay ku gacan saydhay codsiyaadooda.

Ugu dambeynse Dowlada Masar waxay u muuqataa mid awoodi wayday talaabo kale oo aan ka ahayn iney Isbitaaladeeda kusoo dhawayso dhaawaca Falastiiniyiinta.

Isha :- VOSS

04/05/2021

Barnaamij Qiimo Badan.

04/05/2021

Khadar keeyow iyo barnaamijka qaraaxo
and

04/05/2021

RIWAAYAD QOSOL BADAN REER JABUUTI RAMADDAANKA 😂ILAA DAAWO ADIGA QOSOL DOONE...
DHEH

29/04/2021

Dawlada cusmaaniyiinta 54/2

Dawlada cusmaaniyiinta Xalqada 54/2
26/04/2021

Dawlada cusmaaniyiinta Xalqada 54/2

Filimka Waxa Turjumay fanproj. Thanks walaalayaal

25/04/2021

Xisaab xumo ayaa Muqdisho taal

Dawladdii Dhexe ee Somalia markii ay burburtay 1991, dagaallo wejiyo badan leh oo kala duwan ayaa ka dhacay Somalia (the former Italian colony). Sanadkii 2004 dawladdi lagu soo dhisay Kiiniya qaladkii u horayay ee ay samaysay ayay dawlad walba oo ku xigtay tuurta ku qaadatay. Iyaga oo aan meel maamulin oo aan dib-u-heshiisiin samayn si dadka is-dilay isku aamino, ayay aamineen inay dawlad yihiin oo u dhaqmeen sidii dawlad. 17kaas sanadood hadii ay awoodda saari lahaayeen dib-u-heshiisiinta, nabad dhiska iyo dawlad dhiska xaalku sida uu caawa yahay wuu dhaami lahaa.

Madaxwayne Farmaajo si la mid ah odayadii ka horeeyey waxa uu isku qaatay inuu yahay madaxwayne maamula dal. Runtu waxa ay tahay in dawladdu haysatay aqoonsi debedeed (external recognition), balse inaanay dalka gudihiisa wada xukumin. Sidaasdarteed, hadii u doorasho hal cod iyo hal qof ah uu ku samayn kari waayay mudadii la doortay, waxa ay ahayd inuu qabto waxa suurtagalka ah. Ilmuhu isma taago isaga oo aan weli fadhiisan oo aan guurguuran. Dal doorasho k**a qaban kartid adiga oo aan xitaa 1/3 xukumin. Korodhsiga oo ah dhaqan qaldan waxa uu keenay in lagala noqday aqoonsigii debedeed ama ugu yaraan hoos loo dhigay.

Caawa waxa la gudboon Madaxwayne Farmaajo inuu garwaaqsado taagta Somalia oo uu aqballo wada hadal uu la gallo dhinacyda oo dhan. Wada hadalkaas oo ku biyo shubta wax heshiis lagu yahay. Waxa aan shaki ku jirin in Muqdisho aanay u baahnayn dagaal hor leh. Waxa ay taasi u dan tahay al Shabaab. Waxa ay hallis ku sii tahay amaanka Geeska Afrika oo dhan.
Guuleed dafac

Baydhabo:Gabadh ayaa maseyr awgiis fooq isaga soo tuurtay, warbaahinta gobolka Bay ayaana ku warramaysaa in iyada iyo od...
24/04/2021

Baydhabo:Gabadh ayaa maseyr awgiis fooq isaga soo tuurtay, warbaahinta gobolka Bay ayaana ku warramaysaa in iyada iyo oday ay ku dhul dhacday lagu dabiibayo cisbitaal.

Wiil dhalinyaro ah oo u dhashay Namibia  ayaa hindisay Taleefan 'Simless'  iyo 'Airtime free'. Ah leh ,   hadii Si kale ...
21/04/2021

Wiil dhalinyaro ah oo u dhashay Namibia ayaa hindisay Taleefan 'Simless' iyo 'Airtime free'. Ah leh , hadii Si kale loo dhigo ma leh Wax lafta telefoonada ah mana hoos iman doono Wax Shirkad Ah iyado loogu Hadli Karo Si Xor Ah

Simon Petrus wuxuu sameeyay taleefanka oo ku shaqeeynaya mowjadaha Hawada, wacitaanada ayaa looga diri karaa qof walba

Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo maanta la kulantay Raysal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed,...
18/04/2021

Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo maanta la kulantay Raysal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Guuleed, ayaa sheegtay in markale ay ku celisay in aanay UK taageeri doonnin muddo kordhinta ay sameeyeen golaha shacabka.

"Waxaan carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in si deg deg ah loogu laabto qaab doorasho oo ku saleysan is afgarad" ayay tidhi Kate Foster.

Wasaarada beeraha Somaliland, ayaa bilowday in ay beeralayda u qaybiso Abuur waddani ah oo ka kooban Galley, Hadhuudh iy...
18/04/2021

Wasaarada beeraha Somaliland, ayaa bilowday in ay beeralayda u qaybiso Abuur waddani ah oo ka kooban Galley, Hadhuudh iyo Digir.

Abuurkan Waddaniga ah oo muddo 3 sano iyo badh ah ay waasaaradu ku kaydinaysay xarunta cilmibaadhista beeraha ee Abuuriin, ayaa la gaadhsiin doona beeralayda Somaliland, xilligan ay bilowdeen roobabkii Gu'ga.

Address

Hargeisa
987654321

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinasir ismail posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdinasir ismail:

Share