Dararweyne Post

Dararweyne Post Dararweyne post is an impartial agent of media based
In Somaliland.we will inform you latest news

Tolow kii habarta dhagoosha dhashay ma is dabay xaguu ku danbeeyay
29/11/2024

Tolow kii habarta dhagoosha dhashay ma is dabay xaguu ku danbeeyay

Ninkii aabihii sixray baa Muuse Biixi Cabdi waxtaraya!!! Adiga iyo habarti dhagoolada ahyd ee ku dhashayba cidlad ku daalaysan
Maxamuud Warsame Jaamac

14/11/2024

Codadka guud:
526,336
Ciro : 339,851 = 64.9%
Muuse: 179,710 34.34%
FAYSAL : 3775 = 0.72%

Maroodi Jeex : 241, 324
48.7% wadani
50.1% kulmiye
1.2% ucid

Awdal : 79, 434.

Wadani 79%
Kulmiye ; 21%
Ucid:

Saaxil: 37,545
46% wadani
53.6% kulmiye
0. 4% Ucid
Togdheer : 183,874
Wadani 84.9%
Kulmiye : 14.8%
Ucid : 0.3%

Sanaag: 43, 390
Wadani 90%
Kulmiye 9.7%
Ucid 0.2%

Sool : 14,285 caynaba
Wadani 83.2%
Kulmiye 16.2%
Ucid 0.6%

12/11/2024

Ilaahoow adaa weyn oo waaxid ah ilaahow muuse jaahil hanagu soo celin ilaahow kaasi wuu na dhibay ilaahoow na dhaafi ilaahow ciqaab hanooga dhigin ilaahow adaan kaa magan gallay ilaahoow adaa awoodle ilaahoow dhiig buu daadiyay ilaahoow hadana dhiig buu rabaa inuu qubo ilaahow noo door Cabdiraxmaan Cirro ilaahoow adaanu ku barinay ilaahoow naga aqbal oo naga ajiib
Fataxa

12/11/2024

Inigoo ku hadlaya afka inta habaarkoodu kaco habaar baan faray qofkii u codeeya muuse jaahil

12/11/2024

Qofka beri u codeeya muuse jaahil ilaahay waxaanu leenahay todoba ha gaadhin

20/10/2024
Daaqada uga geliya kii habarta waalan ee dhagooshaha dhashay
20/10/2024

Daaqada uga geliya kii habarta waalan ee dhagooshaha dhashay

Ninkii aabihii sixray baa Muuse Biixi Cabdi waxtaraya!!! Adiga iyo habarti dhagoolada ahyd ee ku dhashayba cidlad ku daalaysan
Maxamuud Warsame Jaamac

Kulmiye Party
20/10/2024

Kulmiye Party

Ninkii aabihii sixray baa Muuse Biixi Cabdi waxtaraya!!! Adiga iyo habarti dhagoolada ahyd ee ku dhashayba cidlad ku daalaysan
Maxamuud Warsame Jaamac

Ninkii aabihii sixray baa Muuse Biixi Cabdi waxtaraya!!! Adiga iyo habarti dhagoolada ahyd ee ku dhashayba cidlad ku daa...
20/10/2024

Ninkii aabihii sixray baa Muuse Biixi Cabdi waxtaraya!!! Adiga iyo habarti dhagoolada ahyd ee ku dhashayba cidlad ku daalaysan
Maxamuud Warsame Jaamac

28/09/2024

Dadka afkooda, sugaantooda iyo dareenkoodu ba aad buu u noolyahay:

• Todoba sanno ood hor joogtay;
• Waxqabad lagu soo hirtiyo;
• Hal erey ood ku faanto;
• Markaad heli weyday yaabka;
• Humaag beenaad abuurtay;
• Marbaad ‘horor’ guud ka fuushay;
• Dhiiqaad ka dhex heestay maalmo;
• Rucliyo orod wuu hadh beelay;
• Haldoorkii maad dhegaysan;
• Markuu dadku kugu hungoobay;
• Ayaad haybba gaar u soocday.
• Hurinba gaar baad u saartay;
• Walaalo dhabaa is hiifay.
• Waxaad cuntay heeryadaada.

• Umaddu hadda kuu ma jeeddo;
• Is beddel loo wada hayaamay;
• Ka guure halkaad ogayde;
• Waxan hadal kuu gu koobay;
• Huleel codba kuu ma haynee;
• Hogaankuun noo wareeji.

• Hankiyo rajadii dadkaagu;
• Kun jeer bay halis galeene;
• Haddaan hadafkaagu maal;
• Hantiyo dhul baloodh ahayn;
• Bulshada hiil kaa sugaysay;
• Habeen-badh ma weerateene;
• Hooyada baas ku ma furteen.

• Intaad beero haybinaysay;
• Ku haysatay maatida buuro;
• Dalkii baad gebi hilmaantay;
• Badh baad goboladii hallaysay;
• Hannaankiyo haybaddeenii;
• Qabkii shacabkaa hagoogtay;
• Waa kaa qarannoo ku heermay;

• Umaddu hadda kuu ma jeeddo;
• Is beddel loo wada hayaamay;
• Ka guure halkaad ogayde;
• Waxan hadal kuu gu koobay;
• Huleel codba kuu ma haynee;
• Hogaankuun noo wareeji!

Abwaanka curiyay ii sheega – inanta ku qaaday, kuwa codeeyay iyo kuwa faafiyay ba xasanaad bay shaqaysteen. Shacbi dhani kolka uu kaa hor jeedo, wax ku caawinayaa ma jiraan – lacag/xoog/baabuur/suldaan ha sheegin. Intan oo keliya odayga gaar u gu sheega:
• Intaad beero haybinaysay;
• Ku haysatay maatida buuro;
• Dalkii baad gebi hilmaantay;
• Badh baad goboladii hallaysay;

27/09/2024

Karbaash cusub
Ugbaad aragsan
oo kii muuse shaani mayd garaacday iyo hees cusub just Now daawaha laga soo qaaday, erayda heesta;
Intaad beer haybinaysay
Ku haysatay maati buuro
Dalkii baad badi hilmaantay
Badh baad goboladii hilmaantay

24/09/2024

Please share And like

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dararweyne Post posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share