DUBAD MEDIA

DUBAD MEDIA My names cabdirisaaq maxamed xasan i wos bron in saudi arabia i wos bron in 1997

Dooroshu Ha loo diyaar garaabo insha llh🙏
07/03/2024

Dooroshu Ha loo diyaar garaabo insha llh🙏

04/10/2021

MAXA KU DHACAY FACEBOOK WHATSAPP IYO INSTAGRAM

Dhegta makuku sheegaaa waxaad mar walba ku Faanto Bal Kusoo Qor commentiga page journalist abdirizad ibnu mohammed www.h...
01/04/2018

Dhegta makuku sheegaaa waxaad mar walba ku Faanto

Bal Kusoo Qor commentiga page journalist abdirizad ibnu mohammed www.hypple.co

Kadib Arag waxaad ku faanto Sida.

1. Quruxda
2. Cayilka
3. Caatada
4. Gaabnimada
5. Dhererka
6. Iyo kuwo kaloo badan

Waa Adiga iyo Nasiibkaaka iyo Sida Wajibook u Qiyaasi Lahaa meelaha Dadka kale Dheertahay ama Aad ku Faaanto.

Nasiib Waa iska Nasiib fadlan Nagu caawi Share and like.

Kusoo Biir page-ka Arimaha Bulshada kaliya ka Hadla ee Shactaro.com



Wakaaladda wararka Warqaad.com ayaa sameysay baaritaan aad u dheer islamarkaana ku saabsan sirta ku duugan digniintii do...
05/11/2017

Wakaaladda wararka Warqaad.com ayaa sameysay baaritaan aad u dheer islamarkaana ku saabsan sirta ku duugan digniintii dowladda Maraykanka ee ahayd in muwaadiniintooda Soomaaliya kasoo baxaan, waliba Muqdisho.


Hadaba waxaa hubaal ah iney jiraan weeraro sida dowladda Maraykanka ay sheegtay, waxaana weeraradaasi soo gudbiyey sirdoonka Maraykanka ku dhex leedahay Al-shabaab.

Balse shakiga kale ee jira ayaa ah, in dowladda Maraykanka ay ka badbadisay waxa lasoo ogaaday, waxaana ay dooneysaa in Muqdisho ay kusoo celiso go’doon.

Sidoo kale Maraykanka ayaa isku dayaya in weerarada ay dowladda Federaalka qaadeyso la curyaamiyo, si aysan dowladda dalkeeda u xoreysan.


Waxyaabaha kale ee Maraykanka doonayo ayaa ah in Muqdisho ka dhigo meel aan amni ahayn, la isku haleyn karin, shacabkana loo digayo.

warqaad Press

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DUBAD MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share