 
                                                                                                    31/05/2025
                                            Shirkadda Brand Awareness waxa ay kaalin muhiim ah ka qaadatay xafladda daah furka Haayada WTI Somaliland, waxaanu u samaynay Naqshaydayn dhamaystiran (Branding), Daabacaad dhamaystiran iyo sidoo kale sawirada oo qoutes iyo habayn aanu ugu samaynay si warbaahinta loola wadaago.
Waxaanu kuu qaban karnaa shaqo dhamaystiran bilow ilaa dhamaad.
π Weβre thrilled to announce our participation in the WTI launch event in Somaliland! π Our team handled event branding, printing, inspirational quotes, and stunning branded photos, ensuring a memorable experience for all attendees. Together, weβre driving innovation and collaboration in the region! πβ¨
                                                           
 
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                                                                                     
                                         
   
   
   
   
     
   
   
  