Xaaji Dahabi Stories

Xaaji Dahabi Stories Visual storyteller from Somaliland capturing real lives, quiet moments, and untold beauty.

I'm a passionate photographer and content creator with a focus on visual storytelling. From captivating photos to short-form videos for social media, I bring creativity, precision, and consistency to every project.

28/11/2025

Danakil

21/11/2025

Climate Change Advocates.

19/11/2025

Mid kamida Astaamaha Magaalada

Sawirro: Kaynta Buurta Gacan Libaax
16/11/2025

Sawirro: Kaynta Buurta Gacan Libaax

16/11/2025

Berbera, Xaafadda Daaroole.

Between ruins of an old world, new dreams still stand.The walls may crumble, but hope never does. Every generation carri...
13/11/2025

Between ruins of an old world, new dreams still stand.
The walls may crumble, but hope never does. Every generation carries the chance to rebuild not just with bricks, but with courage.

Berbera where history whispers, and tomorrow listens.

Caasimadda Hargeysa.
13/11/2025

Caasimadda Hargeysa.

27/10/2025

Ardayda Iskuulka sare ee Arabsiyo.

25/10/2025

Qado-Sharaf ay qaar ka mid ah dhallinyarada asxaabtiisa ahi ay ku maamuuseen Musharax Xildhibaan Mustafe Ismaaciil Cali (Hangoole) oo ka sharaxan golaha Wakiilada ee Gobolka Saaxil.

quruxda waayo-aragnimada iyo xigmadda da’da. Waxa ka muuqda farxad dabiici ah oo ka dhalatay nolol dheer oo uu soo maray...
20/10/2025

quruxda waayo-aragnimada iyo xigmadda da’da. Waxa ka muuqda farxad dabiici ah oo ka dhalatay nolol dheer oo uu soo maray, halgan, iyo aqoon uu nolosha ka korodhsaday.

Sawirkan waxaad ka arkaysaa in wejiga awoowgani uu yahay buug furan oo sheekooyin badan, nolol iyo waayo-aragnimo ahna lagu qoray.
waayo ay ku jiraan adkaysi, kalgacal, iyo rajo aan weligeed damin.

Sawirradi waxay ka yimaadeen afar magaalo oo ka mida JSL, xiligu waa barwaaqo dhulku cagaaran yahay sammadu na daruuro b...
19/10/2025

Sawirradi waxay ka yimaadeen afar magaalo oo ka mida JSL, xiligu waa barwaaqo dhulku cagaaran yahay sammadu na daruuro buuxdo.

Address

Hargeisa
GACMA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaaji Dahabi Stories posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xaaji Dahabi Stories:

Share