CaynaboTv

CaynaboTv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from CaynaboTv, Media/News Company, Hargeisa.

06/01/2026

Wafti ka socda Israel 🇮🇱 ayaa gaadhey magaalada caynaba ee gobolka sool👀

SAWIRO:”Maamulka gobolka saraar ugu horeeyo Badhasaabka iyo taliyaha qeybta police 👮 gobolka ayaa kulan muhiima oo ku sa...
03/01/2026

SAWIRO:”Maamulka gobolka saraar ugu horeeyo Badhasaabka iyo taliyaha qeybta police 👮 gobolka ayaa kulan muhiima oo ku saabsanaa xaalada Amniga ah la yeeshey Taliyaha Aaga bari Taliye Cali bare.

DEGDEG : Hal qof oo dumar ah ayaa ku geeriyootay afar kalena way ku dhaawacmeen shilkan baabuur oo goordhoweyd ka dhacay...
06/09/2023

DEGDEG : Hal qof oo dumar ah ayaa ku geeriyootay afar kalena way ku dhaawacmeen shilkan baabuur oo goordhoweyd ka dhacay duleedka Degmada Wadaamagoo ee Gobolka Saraar.

Dadka dhaawacmay ayaa kala ah laba nin iyo laba dumar ah iyadoo dhimashadii iyo dhaawaciiba loo qaaday cisbitaalka weyn ee Magaalada Caynaba.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudah...
15/08/2023

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed, uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maxamed Yusuuf Ismaaciil ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Xildhibaanada Lix Degmo Doorasho ee Goleyaasha Degaanka.
Wasiirka iyo Xildhibaanada ayaa ka wada hadlay wada shaqaynta Goleyaasha Degaanka iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Nabadgelyada oo laga wada shaqeeyo iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Akhriso Go'aanka Maxkamadda sare ee Warqaddii ay u gudbiyeen Guddida Doorashada Somaliland. Maxkamadda sare waxay diidey...
10/07/2023

Akhriso Go'aanka Maxkamadda sare ee Warqaddii ay u gudbiyeen Guddida Doorashada Somaliland.

Maxkamadda sare waxay diidey arjigii ay u gudbiyeen Guddida Doorashada Somaliland

"" Suldaan Maxamed Jaamac Ciise(Layn) ayaa Hadhimo Sharafeed u Sameeyey  Masuuliyiinta Hoos Ku Xusan isagoona Deegaanada...
08/07/2023

"" Suldaan Maxamed Jaamac Ciise(Layn) ayaa Hadhimo Sharafeed u Sameeyey Masuuliyiinta Hoos Ku Xusan isagoona Deegaanada Uu Metelo Suldaanku Kawado Horumarin Kala Duwan

Masuuliyiintan ayaa Bogaadiyey isla Markaana Ku Amaanay Suldaanka Shaqada iyo Fir Fircoonida Uu Ka Wado Deegaanada

Waxayna isla Qaateen Masùuliyiintani Oo Soo Jeediyeen in Deegaanka Bad Wayn Oo ay dhawaan Booqdeen Laga Hirgaliyo riig Biyood Si Bulshada Halkaasi Degan Uhesho Biyo Macaan

Suldan M. jama (line)
Abdala farah xarbi
Jama M. Aden
Mahad shabeel
Xeer ilaaliye Yusuf cabdilahi cali
Cabdirizak Golcad
Duqa magaalda badawayn
Cabdalahi Raage dhuxul.
Maxamed Goray

Ale Hawnaxariistee Waxaa aasqaran Loogu Sameeyey Magaalada Wiriir Ee Ka Tirsan Gobolka SaraarXasan Suldaan Cabdilaahi Su...
05/07/2023

Ale Hawnaxariistee Waxaa aasqaran Loogu Sameeyey Magaalada Wiriir Ee Ka Tirsan Gobolka Saraar

Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse Oo Ku Geeryooday Magaalada Wiriir Waxaa Aaskaasi Ka Soo Qayb Galay Wasiiro, Katirsan Xukujmada Somaliland Agaasimayaal, iyo Xilibaano,

Madaxdhaqameed Salaadiin Cuqaal iyo Waxgaradkala Duwan Waxayna Halkaasi Ale Uga Baryeen Marxuumka in Ale U Naxariisto

Ciid mubaarik dhamaan umada muslimiinta ah  Waxaan sì gaara ugu hanbalyeynayaa umada soomaaliyeed.
28/06/2023

Ciid mubaarik dhamaan umada muslimiinta ah
Waxaan sì gaara ugu hanbalyeynayaa umada soomaaliyeed.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CaynaboTv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to CaynaboTv:

Share