GeeskaMedia

GeeskaMedia Hal abuure

Khayr Aduunyo iyo Aakhiro si aad u ehasho Istiqfaarta ku dedaalFaa’iidada istiqfaarta waa sababaha Ilaahay ku qaado werw...
01/08/2025

Khayr Aduunyo iyo Aakhiro si aad u ehasho Istiqfaarta ku dedaal

Faa’iidada istiqfaarta waa sababaha Ilaahay ku qaado werwerka, cidhiidhiga iyo arsaaqad yaraanta. Waxa ka mid ah faa’iidada istiqfaarta ka cadhaysiinta sheydaanka, wax kastoo shaydaanka ka farxinaya waa dembi, wax kastoo ka cadhaysiinayana waa cibaado. Sida rasuulku CSW inoo sheegay, sheydaanku waxuu yidhaahdaa intuu Ilaahay hortiisa ku dhaarto “Weynaantaadaan ku dhaartee ibna bani’aadam waan halayn doonaa, inta naftu ku jirto, Ilaahayna waxuu yidhi, “Kama daalayo inaan ka aqbalo dembi-dhaafka, inta ay I weydiisanayaan” markaa adoonku haduu istiqfaar dalbo Ilaahay ayuu u hiiliyey, sheydaana wuu ka cadhaysiiyey. Markaa haddaynu aragnay faa’iidooyinka istiqfaar lala yimaado oo qur’aan iyo axaadiis inoo sheegeen, waa in istiqfaartu (dembi-dhaaf) ilaahay la weydiisto noqoto shayga ugu horeeya ee goob walba, isku baraarujinayno inaan laasimno, oo ku dedaalo, Ilaahay dhamaan dunuubteena, ha innaga dhaafee.aamiin.”



Muxaadaro kooban oo ku saabsan Istiqfaarta oo la badiyo faa'iidada ay leedahay oo hadii aad qabsato istiqfaarta in ay kuu fududaanayaan Howlahaaga aduunyo oo...

Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Dhalinyarada Usoo Jeediyey Waano Qiima Badan 2025
18/07/2025

Sh.Mustafe Xaaji Ismaaciil Oo Dhalinyarada Usoo Jeediyey Waano Qiima Badan 2025

Geeska Media – Islamic Content, Dhiirigelinta & TacliintaKu soo dhawoow Geeska Media – goobta aad ka heli doonto muxaadarooyin diini ah, dhiirigelin qalbiga ...

Sh.Maxamed Cumar Dirir ayaa ka hadlay xaalada Iiraan iyo Isra*il  ka soo daawo Youtube Geeska Media
23/06/2025

Sh.Maxamed Cumar Dirir ayaa ka hadlay xaalada Iiraan iyo Isra*il ka soo daawo Youtube Geeska Media

Geeska Media – Islamic Content, Dhiirigelinta & TacliintaKu soo dhawoow Geeska Media – goobta aad ka heli doonto muxaadarooyin diini ah, dhiirigelin qalbiga ...

Waa muxaadaro Qiima leh kasoo daawo Youtubeka
22/06/2025

Waa muxaadaro Qiima leh kasoo daawo Youtubeka

fadlan nagu soo biir oo horumarka channelka ka qayb noqo madsanid wllHere is Geeska Media, it's a Somali YouTube channel that broadcas...

02/02/2025

Ganacsigu k**a maarmo Xeeladaha Suuqgaynta Muqaalada Noocan oo kale ah

Waxaan ku diyaarinaynaa Muuqaalo tayo leh oo ku saabsan productigaaga si uu meel fog u gaadho

1:: Content Marketing
2:: Videos Ads Production
3:: page for business
4 :: Logo Design

Waxaad Nagala soo xidhiidhaa Numberkan

063-4665487

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GeeskaMedia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share