Somalilnd Real State and public Notary centre

Somalilnd Real State and public Notary centre Ku soo dhawoow somalilnd real state waxan kuu haynaa guryo iiba beero iiba guryo kiraa baabuur iiba Warbaahin

03/06/2024

Abwaan”jiheeye’

03/06/2024

Abwaan jiheeyey

03/06/2024

Muuse shalay iyo maanata

20/03/2024
03/02/2024
03/01/2024

Abwaan:nageeye!!

27/12/2023

Somalilnd

19/08/2023

Asc macmiil ku soo dhawoow somalilnd real 🏡 estate and notary’maanta waxaanu kuu haynaa guri goglan oo kiraa kuna yaal dagmada macalin haruun.

Gurigan oo ka kooban 5 qol fadhi cunto
2suuli dayr gaadhi gal leh wuxuna leeyahay beer iyo biyihiiba.

Gurigan waxa lagu kiraynayaa 560$

Hadaba hadaad u bahantay nagala soo xidhiidh 0636383849 mahadsanid

Asc macmiil ku soo dhawoow somalind real 🏡 and notary maanata waxaanu kuu haynaa  dhawr dhisme oo iib ah. Oo ku yaal dag...
19/08/2023

Asc macmiil ku soo dhawoow somalind real 🏡 and notary maanata waxaanu kuu haynaa dhawr dhisme oo iib ah. Oo ku yaal dagamada 26 june.

Xawaadle suuqa idaacada agaagaarkeeda
Cabirku 25”15
Haysta wadada idaacada
3qol oo waawayn ayaa haysta
Dhanka kale laba guriba kaga yaal midi 7qol yahay
Waana kaarna koorne.

Qiimaha waxa laga bilaabay 460kun oo dollar
Hadaba hadaad ubaahantay nagala soo xidhiidh
0634405245 063 63 6383849 mahadsanid

Ku so o dhawoow somalilnd real estae and notry  Maanta waxaanu kuu haynaa guri kiraa’gurigan oo kooban 5qol Dayr gaadhi ...
18/08/2023

Ku so o dhawoow somalilnd real estae and notry
Maanta waxaanu kuu haynaa guri kiraa’

gurigan oo kooban 5qol
Dayr gaadhi gal leh
Biyo leh wuxu ku yaal

Dagamada macalin haaruun
Gaar ahaan hotel golis agtiisa
Ama kaalinta liiban dabadeeda

Waxa lagu kiraynayaa 600dollar
Fadlan nagala soo xidhiidh 0636383849

15/07/2023

Asc macmiil ku soo dhawoowSomalilnd Real State and public Notary centre waxanu ku haynaa guri kiraa oo ku yaal
📍Dagmada macalin haraaruun
Qolalka: 4qol
Kijo :1
Suuli :2
Qiimaha :180$
Fadlan naga so garaac 📞Tell:0636383849

Address

Road 1
Hargeisa

Telephone

+252636383849

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalilnd Real State and public Notary centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somalilnd Real State and public Notary centre:

Share

Category