Abwaan Eray Same

Abwaan Eray Same Fadlan like saar mahadsanid Media
(1)

Raaxada togdheer iyo saraar ruushku haw,hadho
12/09/2022

Raaxada togdheer iyo saraar ruushku haw,hadho

01/01/2022
Wax naftayda jiiteeIntu soorta iga jarayAan la jibidh yaradeeGooni jooga iga dhigayDareen maanka jiitiyo Jacayl kaaga we...
26/07/2021

Wax naftayda jiitee
Intu soorta iga jaray
Aan la jibidh yaradee
Gooni jooga iga dhigay

Dareen maanka jiitiyo
Jacayl kaaga weeyoo
Igu laba jibaarmooo
iidiiday hurdiyo jiif

Hadii yaadan ila jirayn
Jaalahayga noqon karin
Ma beenba jacaylkaad
Igu beertay jeer h**e

26/07/2021

Alfanan cabdi kariin yare

03/07/2021

Waxay doqontu leedahay
Waa mujaahid daacadaa

Kalsoonidu waa muhiime Karaamada caashaqeena Kamuuji dhaayahaagaKasboo qalbigayga maamul Kordhinta xiisaha jacaylkaKulan...
01/07/2021

Kalsoonidu waa muhiime
Karaamada caashaqeena
Kamuuji dhaayahaaga

Kasboo qalbigayga maamul
Kordhinta xiisaha jacaylka
Kulanku waa kii siyaadshe
Kun jeer ii kaalay maanti......

Welcome my page
17/06/2021

Welcome my page

16/06/2021

Kawarama tii siyaasad ahayd

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan Eray Same posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abwaan Eray Same:

Share

Category