16/06/2020
OGAYSIIS OGAYSIIS
Dhamaan waxaan ogaysiinaynaa dadwayna sharafta leh ee kudhaqan
Wadamada qurbaha ee aduunka dacaladiisa
Inaan idiin bilownay waxbarasho
Luuqada afka somaliga ama afkeena hooyo anagoo uga faaidaynayna ubadka yar yar ee qurbaha kudhashay ama ku koray ee aan afka somaliga ama afkeena hooyo aan siwanaagsan u aqoon ama ku adagyahay
Hadaba waalidiinta ubaahan ama danaynaya inay ubadkooda baraan luuqada afka somaliga fadlan nagala soo xidhiidha
Whatzap number=0634977320 ama 0633286577