Shire Aden Shire

Shire Aden Shire Waa Page-keyga rasmiga ah Shire Aden Shire, like ii Saar adigoo mahadsan.

15/12/2022

Xasuusin:-Caawa waa jimce aan ku salino Xabiibkeena muxamed SCW❀️

Mid U Codee Laacibiintan?
23/11/2022

Mid U Codee Laacibiintan?

21/11/2022

Yaa Salaam Yaa Salaam!!
Alla dheeridaa dhulkan maad ku noolayd ❀️

Wadankee Taageersan tahay In Uu Qaado Koobka Aduunka World Cup πŸ†πŸ†
21/11/2022

Wadankee Taageersan tahay In Uu Qaado Koobka Aduunka World Cup πŸ†πŸ†

20/11/2022

Sorry πŸ˜›πŸ˜›

19/11/2022

Farxiya Fiska & Oktober oo hadlay πŸ˜›

17/11/2022

Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed β€Ž{ ο·Ί } ❀️

08/11/2022

Marka dj ga isku dhacsantihin uu kugu kala gooyo heestaπŸ˜‚πŸ˜‚

Darawalkam soo mention garee hadaa taqaan πŸ˜›πŸ˜›
04/11/2022

Darawalkam soo mention garee hadaa taqaan
πŸ˜›πŸ˜›

20/10/2022

Buuraha surad baa u dheer
Hankana Soomaalinimo
Gobtuna silic wey martaa
Haddana saxariir ma tiro
Abaartuna waa sunnee
Waxaa xiga bari-samaad
Sagsaaguna waa dhammaan.

Galool samadaa jiroo
salkuna u aroorsanyahy
Ayaan saba kula dhashoo
Qabkaygu ma suuli karo
Samdaa calanka ku ladhan
ayaan sanka taag i faray
Adakayso Samir lahoow
Billaha soonkaaa i baray.

Soomali-nimo πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

Abwaan Cali Ileeye.

Welcome Shire Aden Shire page.Fadlan ka mid noqo dadka ku taxan boggan Mahadsanid πŸ‘
06/06/2022

Welcome Shire Aden Shire page.
Fadlan ka mid noqo dadka ku taxan boggan
Mahadsanid πŸ‘

Address

Hargeisa

Telephone

+252634415753

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shire Aden Shire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shire Aden Shire:

Share