Himilada jacaylka

Himilada jacaylka xurmo iyo xaqiiqo

08/09/2024
09/06/2023

I gained 7 followers, created 1 post and received 1 reaction from March to June! Thank you all for your continued support. I could not have done it without you. 🙏🤗🎉

09/06/2023

Qaranka hadhsadow haybada ku gam ooow qaranka

07/03/2023

Ciidan waxanu nahay
Cilmiyo aqoon
Lagu carbiyoo
Cabsidana aqoon
Cadowgana fogeeyo
Jebiyo caraabsho
Cagta mariyaban nahay

Ciidamada ciiday
Cududi dalkaygay
Carigaagan hodanka
Calankaga taageer

14/01/2023

HORMUUDKA ISGAADHSINTA DHAMAAN GEYIGA SOOMALIDA
HUBAAL WAA SOMTEL
SHIRKADA U HAGAR BAXDAY
SIDII AY UMADEDA IYO DUNIDABA U GAADHSIISO ADEEGYADA LINLINKA AAALADA KHADKA XAWAARIHIISU SAREEYO IYO WALIBA QIIMO JABAN OO RAALI GELIYA DHAMAAN MACAAMIISHEDA
HA MOOGAN BULSHOY HORMUUDKA ISGAADHSINTA SI AAD U HESHO ADEEGYO KU QANCIYA OO WALIBA KUU FULIYA DHAMAAN DANAAHAGA

14/01/2023

ADEEGA SAACID
Hel Dhamaan Adeegyada ay Bixiso SHirkada Casriga ah ee Somtel Sida
1. Adeega eDahab
2. iyo Dhamaan Adeegyada kale ee Somtel Bixiso

Si aad u isticmaasho Adeegan Fadlan Garaac Numberka Gaaban *303 #

14/12/2022

Indha la,aanta iyo aqoondardi haysata saxafiinta somaliland waxan leeyahay inad saxafi noqoto waxa ka horaysa inad dhaqanka iyo sharciga saxaafada barato
Arimaha dibada somaliland runti waxa xaqiiqa inanay heerkay maanta gaadhay waligeed gaadhin

14/12/2022

Runtii waxa wax aad loola yaabo ah indha la,aanta saxaafada somalilnd haysata iyo siday isku haystaan saxafi waxa ka horaysa inad sharciga iyo dhaqanka saxaafada aad barto bal adba

14/12/2022

Warsaxafadeed ka soo baxay Shirkadda:

18/10/2022

XIDHMO MAALINLE AH.
Ku shubo macmiil $0.25 oo hel 600 MB oo data Internet xawaaraheedu aad u badan yahay.

Somtel Waa Internet Bixiya ugu Jaban Dalka.

04/09/2022

dadka laba is caashaqay
iska doortay dunidaba
lamaane dookhu mideyey
abidkod kala daalin
yaa daneeya tolow

Address

Hargeisa

Telephone

+252634043496

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilada jacaylka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Himilada jacaylka:

Share

Category