Mohamed wali

Mohamed wali kusoo dhawaw page kan oo aad ka heli karto xogo dheeraad ah iyo waxyaabaha ku cusub dunida

06/04/2022
19/02/2021

Waxaan idinka soo salaamayaa meel u dhaw daljirka Dahsoon anigoo Cararaya๐Ÿƒ๐Ÿฝโ€โ™‚๏ธ๐Ÿƒ๐Ÿฝโ€โ™‚๏ธ๐Ÿ˜

sharciga dastuurka calaamiga ah iyo qanuunka dal dhigto ee lagu dhaqmo ayay  u tahay inuu qof walba cabbiro ra'yigiisa i...
18/02/2021

sharciga dastuurka calaamiga ah iyo qanuunka dal dhigto ee lagu dhaqmo ayay u tahay inuu qof walba cabbiro ra'yigiisa iyo aragtida uu dawladdiisa ka qabo isaga oo doonaya is baddal
mudaharaadka berri ay ku baaqeen Mucaaradkuna waa mid ay ku doonayaan in dalkan uu ka dhaco is baddel siyaasadeed

06/01/2021

Mid ka mida barnaamijyadii uuso jeediyay Allah ha unaxariistee wariye Ahmed Abdinour

01/01/2021

Magacyada iyo halka ay kasoo jeedaan bilaha tirsiga miilaadigu iyo goortii ugu horraysay ee munaasabad ahaan loo xuso
ayaa ka warramaya
Ka faa'idaysi wanaagsan

26/12/2020

Hadaanad uur ku baalle ahayn maxad xafiiska kasoo doonty

Magacaa ๐Ÿ˜‚

07/12/2020

Haweenay dhabta ku wadatay wiil yar oo ay dhashay ayaa Bas lasoo fuushay dirawalkii baska ayaa wiilkii yaraa sidaa u eegay markaasu shaydaanka iska naaray oo yidhi ACUUDU BILLAAH dadkii ayaa ku yidhi maxaa dhacay oo aad layaabtay markaa ayuu yidhi waligay man arag ilamahan ay gabadhu sidato mid ka fool xun oo noocaan u eeg,gabadhii aad ayay uga cadhootay hadalkaa ninka kursiga u dambeeyana waa ay iska fadhiisatay kadib sallad ay sidatay ayay litir kalasoo baxday iyadoo rabta inay dirawalka ku qarxiso oo ku kala jabiso,kadib oday xagga dambe la fadhiyay oo aan waxba ka war hayn ayaa gabadhii ku yidhi maxaa dhacay adeer oo aad la xanaaqsanty ?
Gabadhii ayaa ku tidhi ninkan derewalka ayaan ka xanaaqsanay! Odaygii maskiinka ahaa kulaa Orodoo ku dhufo litirkan daanyeerkan yar ee aad wadatona keen kuusi qabtee๐Ÿ˜‚
Inta ay gabadhii cadho is kala garan waayday ayaa ay litirkii ku jabisay odaygii daacada ahaa dhiiggaana is qabsaday odaygii yaraa๐Ÿ˜ญ

04/12/2020

Siyaasaddu milgo iyo maamuus bay leedahay laakiin haddii waddo qalloocan lala maro dhexdeedaa lagu dhintaa
Odhaahda Hawdraawi

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed wali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed wali:

Share

Category