Faysal Mohamed Aden Fifa

Faysal Mohamed Aden Fifa Ku xidhnow oo lasoco warar, barnaamijyo iyo madadaalo.

08/10/2025

Tiro ka badan 1,400 oo Ardey ayaa ka baxay Jaamacadda The Unity dufacadii 4aad ee ka qalin-jabisa.

08/10/2025

Hereri

08/10/2025

Gudoomiye Maxamed Kaahin oo bogaadiyay dadaalka waxbarasho ee Jaamacadda Unity

08/10/2025

“Soomaaliga dibadaad soo dhigaysa markaad timaado Jaamacadda Unity “ Ardey faraxsan

“Waxaan bogaadinayaa labada beelood ee walaallaha ah ee reer Sanaag oo maanta oo bishu tahay 08/10/2025 hashiis buuxa ga...
08/10/2025

“Waxaan bogaadinayaa labada beelood ee walaallaha ah ee reer Sanaag oo maanta oo bishu tahay 08/10/2025 hashiis buuxa gaadhay ku gaadhay magaaladda Ceerigaabo

Waxaan ku boogaadinaya Madax dhaqameedka iyo odayaasha labada beelood inay door weyn ka qaateen sidii hashiis buuxa u wada gaadhi lahayeen.

Waa tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo nabadda iyo wada noolaanshaha bulshada degmada Ceerigaabo iyo guud ahaanba Gobolka Sanaag.”

Wasiir Siciid Maxamed Buraale

08/10/2025

Sareeye guuto Daahir Cali Wacays oo bogaadiyay maamulka sare ee Jaamacadda Unity

08/10/2025

Qalin-jabintiisi kadib

08/10/2025

Gudoomiye Cabdicasiis Xirsi Warsame oo furay shir lagu xoojinayo aqoonta iyo waayo aragnimada Agaasime waaxeedka cududa shaqaalaha dawlada

Sawirada 6aad : Xaflada qalin-Jabinta Ardayda ka baxaysa  jaamacadda The Unity university
08/10/2025

Sawirada 6aad : Xaflada qalin-Jabinta Ardayda ka baxaysa jaamacadda The Unity university

Sawirada 5aad : Xaflada qalin-Jabinta Ardayda ka baxaysa  jaamacadda The Unity university
08/10/2025

Sawirada 5aad : Xaflada qalin-Jabinta Ardayda ka baxaysa jaamacadda The Unity university

08/10/2025

Xil. Casoowe “ Unity waa Jaamacaddan loogu tala galay inay afrika ka horumariso aqoonta maamulka iyo maareynta “

Sawiro 4aad: Prof. P.L.O. Lumumba Gudoomiyaha jaamacadda Unity iyo Madaxda qeyb gashay dufacadii 4aad ee ka qalin-jabisa...
08/10/2025

Sawiro 4aad: Prof. P.L.O. Lumumba Gudoomiyaha jaamacadda Unity iyo Madaxda qeyb gashay dufacadii 4aad ee ka qalin-jabisa jaamacadda .

Address

Road Number 1
Hargeisa

Telephone

+252659186340

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faysal Mohamed Aden Fifa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share