20/09/2025
Waa Wadadii Xaafada Faluuja & Taliska Guud isku Xidhaysay ee Dadweynuhu Dheegteen Carro-Kaabada Qaybtii Dawlada Hoose ee Hargeysa ee Daamurka iyo Biyo Mareenada ayaa hadhsan in Muddo ahna Taagan.
Waxaana Fadhiistay Biyihii Roobka oo Guryihii ku dhawaa Halis ugu Jiraan, Wax Haka Qabato Dawlada Hoose Hana Dhamaystirto Wadadaas.