Youth Idea

Youth Idea Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Youth Idea, News & Media Website, hargaysa, Hargeisa.

Suaal🤔?   Hawlaha talaviiv iyo Ciro Iyo Abraham acod Xaq umalihid inaad ogaato  dhoocilaha arimahaas looma sheego Waa Ar...
14/04/2026

Suaal🤔?

Hawlaha talaviiv iyo Ciro
Iyo Abraham acod
Xaq umalihid inaad ogaato dhoocilaha arimahaas looma sheego
Waa Arin landers oo kaliya ka dhexeeya
Adoo nijaas ah whayyy aad u ogaan

Dawlada somalia ee hada jirta  waa hadhaagii shirkii carta waayo wax isbadal ah oo kadanbeeyay majiro Really ma aha dawl...
12/04/2026

Dawlada somalia ee hada jirta waa hadhaagii shirkii carta waayo wax isbadal ah oo kadanbeeyay majiro
Really ma aha dawladu ay Somali oo dhan ku heshiisay oo raali Laga yahay. Xataa koonfur iskuma raacsana
Waa wax jabuuti lagusoo dhoo dhoobay
Waxana sameeyay dawlado kale si ay danahooga ugu fushadaan sida turkiga oo imika xasan sheekh meesha ku haya

Waxa ilaaliya dawlado shisheeye diyaarado shisheeye faan kuu noqon maayaan
Danaha dawlado kale oo kaliya ayay ka sgaqeeyaan
Turkigu 95% ayuu khayraadkii ka qaatay
5% Soo hadhay xasan Soo dhaafi mayso
Sas darteed meel ku qorta masii jirayso
Maalin uun waynu arki iyga oo is qabsaday
Dawlad kusheegiina bur burtay

Horta maxaa maxamuud xaashi oo tuug ah Ina hordhigay 30 sano Xisbi cusub hogaan cusub dhaqaale cusub aqoonyahno cusub Ar...
12/04/2026

Horta maxaa maxamuud xaashi oo tuug ah Ina hordhigay 30 sano
Xisbi cusub hogaan cusub dhaqaale cusub aqoonyahno cusub
Aragto cusub isbadal cusub baa larabaa
Qurunkii h**e uun maxaa Ina hor dhigay miyaynaan ilbaxaynba horta
Waar wax cusub keena

Address

Hargaysa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Youth Idea posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Youth Idea:

Shortcuts

Share