Ibrahim Abdisamad

Ibrahim Abdisamad a skilled highway engineer with experience in the design and management of transportation projects.

specializes in developing efficient and safe roadway systems, and advanced technologies and methods to enhance infrastructure sustainability.

Taliyaha xarunta Khatam al-Anbiya oo ah halka ay ka soo baxaan amarrada weerarrada ay fuliso Iiraan,Sarreeye Guud Cali C...
10/03/2026

Taliyaha xarunta Khatam al-Anbiya oo ah halka ay ka soo baxaan amarrada weerarrada ay fuliso Iiraan,Sarreeye Guud Cali Cabdullaahi , ayaa sida ay Al Jazeera baahisay wuxuu yiri;

“Mareykanka iyo Israa’iil mar dambe ma awoodi doonaan inay dagaal nagu soo qaadaan xilliga ay rabaan, kadibna ku soo afjaraan waqtiga ay iyagu doortaan… Iiraan ayaa go’aamin doonta xilliga uu dagaalkan dhammaan doono. Hoggaamiyaha Sare ee Jamhuuriyadda iyo ciidamada qalabka sida waxay dalbanayaan aargudasho, anagana waxaan ballan qaadnay in aargudasho la sii wadi doono ilaa cadowgu ka shallaayo weerarradii uu geystay, lagana adkaado.”

iman jama

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibrahim Abdisamad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ibrahim Abdisamad:

Shortcuts

Share