MAHAD FILMS

MAHAD FILMS Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from MAHAD FILMS, TV Channel, Ahmed dhagah, Hargeisa.

01/08/2026

Qofka codkaa saaray waxaan odhan lahaa "Wixii wax ka jiraan laguma Kaftamo; Hassan Khadar Mohamoud Hassan khadar Real page

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa Bilad Sharaf Qaran guddoonsiiyay Raysal Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, isag...
15/06/2026

Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa Bilad Sharaf Qaran guddoonsiiyay Raysal Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, isagoo ku abaalmariyay go’aankii uu ku dhawaaqay ee ku saabsanaa aqoonsiga ay dawladdiisu siisay Jamhuuriyadda Somaliland.


Hassan Khadar Mohamoud

Big thanks to Cali Shamba, Xaawo Abuukar, Hamda Abdi, Raxmo Cabdi, Faisa Abdiasiisfor all your support! Congrats for bei...
06/05/2026

Big thanks to Cali Shamba, Xaawo Abuukar, Hamda Abdi, Raxmo Cabdi, Faisa Abdiasiis

for all your support! Congrats for being top fans on a streak 🔥!

05/05/2026

Ma Tihid Maro liin baxdee
Bulshaad labiskooda tahay
Hassan Khadar Mohamoud Hassan khadar Real page

Somaliland waxay soo martay marxalado adag oo ay ka mid yihiin dib-u-dhis, nabadayn, iyo dhismaha hay’adaha dawliga ah k...
03/05/2026

Somaliland waxay soo martay marxalado adag oo ay ka mid yihiin dib-u-dhis, nabadayn, iyo dhismaha hay’adaha dawliga ah kadib burburkii iyo dagaalladii. Iyadoo ku tallaabsatay doorashooyin isdaba joog ah, nabadgelyo, iyo hannaan dimuqraadi ah, Somaliland waxay dunida u dirtay farriin cad oo ah in aqoonsigu aanu ahayn codsi keliya, balse uu yahay xaq ku dhisan jiritaan, dad, dhul, iyo dawladnimo.

Halganka aqoonsi raadintu waa safar dheer oo u baahan samir, midnimo, iyo adkaysi. Somaliland maanta waxay taagan tahay meel ay ku mutaysatay in codkeeda la maqlo, jiritaankeedana la tixgeliyo.


Hassan khadar Real page

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Ahmed Mecha, اسماعيل الصومالي, Suxufiga Midawga Dhalinta ...
16/04/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Ahmed Mecha, اسماعيل الصومالي, Suxufiga Midawga Dhalinta Somaliyed, Knig Malik, Cabdi Qadir Cabdulle, Nimco Mohamed, Sacdiya Cusman

14/04/2026

Ardayda Dugsiga sare ee sh Bashiir oo hees qiimo leh u qaadaysa Jamhuuriyadda Somaliland
Hassan Khadar Mohamoud

💍🎉 Hambalyo Meher 🎉💍Hambalyo walaalkay Dr. Mohamed Abdi Haybe Mohamed Haybe  iyo dumaashiday Sumaya Siciid Ismail oo maa...
09/04/2026

💍🎉 Hambalyo Meher 🎉💍

Hambalyo walaalkay Dr. Mohamed Abdi Haybe Mohamed Haybe iyo dumaashiday Sumaya Siciid Ismail oo maanta (09/04/2026) meherkoodu ka dhacay Hargeisa ❤️

Runtii aad ayaan idiinku faraxsanahay, waa bilow cusub oo qurux badan. Ilaahay ha idinka dhigo lamaane is jecel oo is fahma, guurkiinnana ha ka dhigo mid barako leh 🤲

Sumaya, kusoo dhawoow qoyska 😊

Hambalyo mar kale 🎊

Hambalyo Ciidul FidrigaAsalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,Waxaan halkan uga dirayaa hambalyo diirran dhammaa...
20/03/2026

Hambalyo Ciidul Fidriga
Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh,

Waxaan halkan uga dirayaa hambalyo diirran dhammaan ehelka, asxaabta, iyo ummadda Muslimka meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga.

Allah ha inaga aqbalo soonkii, salaaddii, sadaqadii, iyo dhammaan camalkii wanaagsanaa ee aynu soo qabannay bisha barakaysan ee Ramadaan. Allaha inaga dhigo kuwii loo dambi dhaafo, naxariistiisana ku guuleysta.

Ciid Mubaarak!Sanadkan sanadkiisa caafimaad, barwaaqo, nabad iyo farxad ha inagu gaadhsiiyo.

Ciid Wanaagsan! 🌙✨
Hassan Khadar Mohamoud

09/02/2026

Marka Wixii uu Lascanod ka waday Hassan Sh Mohamoud ma prank ayay ahaayeen.
Marka uu sidan leeyahay

Address

Ahmed Dhagah
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MAHAD FILMS posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category