25/09/2025
Dash-furka Talaalada Joogtada ah ee xarumaha gaarka loo leeyahay UNICEF Somalia Hargeisa Somaliland. Talaalkan oo ay Hay’adda UNICEF Door Muhiim ah ku leedahay ayaa laga heli doona xarumaha gaarka loo leeyahay ee hooyada iyo dhalaanka ee JSL 📸Himac Media Production