Somali maan Tv

Somali maan Tv ku Soo dhawaada Somali maan tv

Hargeysa - 09-02-2025-( )-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland  Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ma...
09/02/2025

Hargeysa - 09-02-2025-( )- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta si rasmi ah u dhagax dhigay bilowga jidka isku xidhi doona Baligubadle - Hargeysa .

Madaxweynaha iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminaayey ayaa Magaalada Baligubadle ee xarunta gobalka Hawd kaga qeyb galay munaasibad balaadhan oo loo sameeyey daah-furka Waddadaas .

๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐Ž๐จ ๐๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐๐š๐๐จ ๐’๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐”๐ ๐ฎ ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐๐ก๐ช๐š๐ฆ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐‰๐’๐‹Hargeysa - 05-0...
05/02/2025

๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐Ž๐จ ๐๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐๐š๐๐จ ๐’๐ก๐š๐ซ๐š๐Ÿ ๐”๐ ๐ฎ ๐’๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐ž๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐๐ก๐ช๐š๐ฆ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐‰๐’๐‹

Hargeysa - 05-02-2025-( )-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro oo uu weheliyo madaxweyne ku xigeenka Maxamed Cali Awcabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada qado sharaf ugu sameeyey dhamaan madax dhaqameedka Somaliland .

Madax dhaqameedka ayaa ah haybada iyo sharafta qaranka Somaliland waana kuwa ka qeyb qaata ilaalinta nabada, xasiloonida iyo wada noolanshaha bulshada Somaliland.

Sidoo kale Madax dhaqameedku waxay fure u yahiin, xalinta khilaafaadka , ka hor taaga colaadaha , waxaana ay aasaas u yahiin dhisamaha Qaranka .

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐’๐‹, ๐š๐ก๐ง๐š ๐“๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐›๐ค๐š ๐’๐ข๐๐š ๐ž๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ-๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐€๐š๐ฌ๐š๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐’๐‹....
02/02/2025

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐’๐‹, ๐š๐ก๐ง๐š ๐“๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐†๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐›๐ค๐š ๐’๐ข๐๐š ๐ž๐ž ๐Ÿ‘๐Ÿ-๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐๐š ๐€๐š๐ฌ๐š๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐‰๐’๐‹.

BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM,

Geesiyada Ciidamada Qaranka, rag iyo haweenba, idinka iyo qoysaskiinaba waxa aan halkan idiinka soo dirayaa hambalyo kal iyo laab ah iyo duco munaasibadda 31 guurada aasaaaska Ciidanka Qaranka awgeed.

Walaalayaal,

Waxa aad tihiin Daljire-yaal iyo Dirane-yaal naftooda iyo noloshoodaba u huray difaaca, bedbaadada, Jiritaanka iyo Ilaalinta amniga iyo xasiloonida ay maanta ummadeena Somaliland ku naaloonayaan.

Waa idinka kuwa noo suurto geliyay in aanu ku seexano nabad, in aanu tijaarad iyo ganacsi galno, in caruurteena iyo dhallinteenu ay wer-wer la'aan ku tagaan goobaha Waxbarashada. Waa idinka kuwa inoo suurto galiyey in aynu doorashooyin galno, dalkeenana ay ka hirgalaan hannaanka dimuqraadiyaddu.

Walaalayaal

Muddo ka badan 30 sanno waxaad ahaydeen, ahaana doontaan udub-dhexaadka dhismaha Qaranka JSL, waxaanad ku bixiseen dhiig iyo naf-hurid aan qiyaas lahayn, Qarankeena Barakaysanina idinka la'aantiin muu gaadheen halka uu maanta joogo.

Walaalayaal,

Qofka kasta oo ah muwaadin Somaliland waxaad ka mudan tihiin xurmo iyo xaq-siin aan weligeed duugoobayn. Xukuumadda aan gadh-wadeenka ka ahay waxa ka go'an daryeelka idinka iyo qoysaskiinaba xag nololeed iyo xag horumarba. Waxaan idinkula dardaarmayaa in aad sii kordhisaan juhdiga, dedaalka, feejignaanta iyo difaaca Qarannimadeena.

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐€๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐๐€๐‘๐€๐๐Š๐€ ๐‰๐’๐‹ ๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐‹๐€๐˜๐’๐“๐€๐€๐,

๐’๐Ž๐Œ๐€๐‹๐ˆ๐‹๐€๐๐ƒ ๐‡๐€ ๐†๐”๐”๐‹๐€๐˜๐’๐€๐“๐Ž.

Hargeysa -01-02-2025-( )- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maan...
01/02/2025

Hargeysa -01-02-2025-( )- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta kulankii ugu h**eeyey la yeeshay Guddidii uu dhawaan u xil saarey Tirokoobka, Dib-u-habeynta iyo Casriyeenta Ciidamada kala duwan ee Qaranka, Guddidaas oo ah kuwa jaan-goyn doona Siyaasada lagu hagi doono dib u habeynta Ciidamada kala duwan ee Qaranka

Sidoo kale, kulankan waxaa ka qeyb galay Taliyayaasha Ciidamada kala duwan ee Qaranka.

Ugu horrayn Madaxweynuhu waxuu warbixin xaga amiga dalka ka dhegaystay Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka iyo Taliyayaasha ciidamada kala duwan ee Qaranka.

Masuulyiintani waxa ay Madaxweynaha war bixin ku siiyeen in guud ahaan Amniga Qaranku uu sugan yahay, Ciidamada kala duwan ee Qarankeenuna ay diyaar u yahiin in ay difaacaan dalka iyo dadka-ba.

Madaxweynaha ayaa ugu h**eyn Guddida u sheegay in shaqadii uu u igmaday ay ka bilaabmayso maanta oo ay bishu tahay 01.02.2025, Guddidana looga fadhiyo inay hawshaas ku soo dhameys tiraan muddo soddon maalmood ah.

Sidoo kale, Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu hoosta ka xariiqay in Xukuumad ahaan ay mudnaanta koowaad siinayaan in nabad iyo wada hadal lagu dhameeyo xurguf kasta oo jirta, laakiin difaaca dadka iyo dalku uu yahay Waajib Qaran oo loo dhaariyey.

Madaxweynuhu waxa uu Guddida iyo Taliyayaasha Ciidamada kala duwan uu u sheegay in casriyeenta iyo mideynta cududda Ciidamada kala duwan ee Qaranku ay dammaanad u tahay nabada iyo xasinoolida Qarankeena.

๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐€๐š๐๐š๐ง ๐‚๐ข๐ ๐ž (๐ƒ๐ž๐ฒ๐ซ)

๐€๐Ÿ๐ก๐š๐ฒ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la-hadlay wargeyska Washintonpost ayaa sheegey in dad ka agdhoow Madaxweynaha Mareykanka ee T...
31/01/2025

Madaxweyne Xasan Shiikh oo la-hadlay wargeyska Washintonpost ayaa sheegey in dad ka agdhoow Madaxweynaha Mareykanka ee Trump ay doonayaan in la aqoonsado Somaliland oo uu ku tilmaamay in ay ahayd 'Maxmiyad' xilligii gumeystaha ayna gaar u bexeen 1991

Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland mudane cabdirahman cabdilahi cirro maanta dalka dib ugu Soo laabtay Marka usoo dham...
30/01/2025

Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland mudane cabdirahman cabdilahi cirro maanta dalka dib ugu Soo laabtay Marka usoo dhamatay safarkiisii shaqo ee ku joogay dal emaraad carabta

28/01/2025

Madaxwayne muuse biixi oo Dubai uduulay

Madaxwaynihii h**e Somaliland  muuse biixi abdi ayaa saaka safar ugu baxay dalkii emaraat halkaas Oo h**e ugu sugnaa mad...
28/01/2025

Madaxwaynihii h**e Somaliland muuse biixi abdi ayaa saaka safar ugu baxay dalkii emaraat halkaas
Oo h**e ugu sugnaa madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland cabdirahman abdilahi cirro

Lataliyaha madaxwaynaha arimaha dibada oo amb mahamed hagi ka warbixina kulamada madaxwaynaha la qaadanayo madaxda imara...
27/01/2025

Lataliyaha madaxwaynaha arimaha dibada oo amb mahamed hagi ka warbixina kulamada madaxwaynaha la qaadanayo madaxda imaraat carabta

Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland oo martiqaad rasmiya kahelay dawlada emaraat carabta ayaa saaka dalka ka dhoofay
26/01/2025

Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland oo martiqaad rasmiya kahelay dawlada emaraat carabta ayaa saaka dalka ka dhoofay

24/01/2025
Taliyihii ugu dada yaraa ciidanka Soo mara waa  dhiiga cusub oo ciidanku u baahnaa
24/01/2025

Taliyihii ugu dada yaraa ciidanka Soo mara waa dhiiga cusub oo ciidanku u baahnaa

Address

Road1
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali maan Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share