Furre media

Furre media kuso dhowaada degalkaygan cusub, asxaabtayda follow iyo like ii saara idinko mahadsan saaxiibyaa💯❤️.

18/08/2026

Bal waxaas itaalkiisu intuu leegyahay ee uu haddana ninka ku kibrayo eega, nafarkan gabriel jesus xidhani wuu kugu dhiman ayuu isleeyahay 😂😂.

18/08/2026

Eydu spiderman ma taqaano miyaa kamay xishoone 😂.

17/08/2026

Marka h**e siduu ku fuulay meesha ilmuhu ma daaqadda ayuu kasoo koray 😮??

15/08/2026

Tayari muqaal halagaala duubo libaaxa ayey islahayd lkn libaaxii ayaaba ninkii goobta ka shaqaynayey gacanta kaga dhegay 😮.

14/08/2026

Waa ey burbursanaya aalesonkor markuu hilib iyo lefba waayey aduunyo 😂😂.

13/08/2026

Abaahan beerku madowyahay caruurtiisa ayuu dabaasha barayaa 😂😂.

09/08/2026

Nafarkan xaasidka ah bal waxaa ku dhaca daawada 😂😂.

08/08/2026

Go'aankii ugu saxsanaa ayuu qataay sacaasi 😂😂.

07/08/2026

Waxaanad calaf ku lahayn heli maysid kii wax caawinayey ayaa aakhirkii cunay, halka kii iskudayga badan sameeyey uu ku fashilmay.

05/08/2026

Muqaalkan waxaad ku ogaanaysa inaanay biyo keli ahi dabka bakhtiin karin, halka carbon dioxide markiba damin karo dabka.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Furre media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category