Madaxwaynaha Togdheer

Madaxwaynaha Togdheer Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Madaxwaynaha Togdheer, Digital creator, Togdheer, Hargeisa.

23/07/2026

maxa ka maqan oo farxad ku keni laha? hadad haysan lahayd.😭

Wargayska Itoobiya ka soo baxa ee Ethio-insight maqaal uu daabacay oo uu qoray Eng. Mohamed Sh Ibrahim Ismail - Aas-aasa...
26/06/2026

Wargayska Itoobiya ka soo baxa ee Ethio-insight maqaal uu daabacay oo uu qoray Eng. Mohamed Sh Ibrahim Ismail - Aas-aasaha iyo maamulaha, Minnesota Institute of Horn of Africa Studies; ayaa diirada saaraya guud ahaan xaalada deegaanka, gaar ahaan, saamaynta taban ee ay yeellan karto hadii xukuumada deegaanku ku guul daraysato sugida amniga mashaariicaha waawayn ee kala ah: Gode Fertilizer iyo Ogaden gas. Sidoo kalle, kahortaga arimaha isku dhaca qabaa’ilada walaalaha, shaqo abuurka dhalinyarada iyo la dagalaanka musuq-massuqa.

Siguud Eng Mohamed ayaa ku dooddaya in xukuumadu aysan waxba ka qaban, ka hortaga arimaha iskudhaca qabaa’iladda, fashil ka jira nidaamka awood qaybsiga siyaasada ee reeraha, shaqo abuurka dhalinyarada, la dagaalanka musuq-maasuqa iyo hirgalinta nidaam caddaalad ah oo dadku u simanyihiin.

26/06/2026

Maanta Oo Kale 66 sano kahor Waa Markii Ay Dhalatay Somaliland

26/06/2026

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL Ayaa Daa-wooyin Gaadh Siisay Buuhoodle Gaar ahaan Deg Qorilugud Waxaana Halkaa Kula Wareegay Isuduwaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Buuhoodle

Iran oo digniin u dirtay dalalka Khaliijka ka dib bayaan ay shalay golaha khaliijka iyo Mareykanka ay si wada-jir ah u s...
26/06/2026

Iran oo digniin u dirtay dalalka Khaliijka ka dib bayaan ay shalay golaha khaliijka iyo Mareykanka ay si wada-jir ah u soo saareen.

Faah-faahinta BBC Somali

XASUUSIN. Hal s***n ugu raaxee gacantaada saliga xabiibkeena Muxamed SCW. Caawa waa habeen Jimce ah.Rasuulku SCW  wuxuu ...
26/06/2026

XASUUSIN. Hal s***n ugu raaxee gacantaada saliga xabiibkeena Muxamed SCW. Caawa waa habeen Jimce ah.

Rasuulku SCW wuxuu yidhi: "Bakhaylku waa ka agtiisa la igu sheegay ee aan igu salliyin."

04/06/2026
Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL, gaar ahaan Waaxda Gargaarka Degdegga ah, oo kaashanaysa hay’adaha WHO iyo Save t...
04/06/2026

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL, gaar ahaan Waaxda Gargaarka Degdegga ah, oo kaashanaysa hay’adaha WHO iyo Save the Children, ayaa soo qabanqaabisay kulankii billaha ahaa ee dib-u-eegista iyo falanqaynta xaaladaha caafimaadka dalka.

Kulankan, oo uu hoggaaminayey Agaasimaha Waaxda Gargaarka Degdegga ah Dr. Maxamed Ismaaciil, kaasi oo ay soo qayb galeen waaxaha kala duwan ee wasaaradda iyo hay’adaha la shaqeeya, ayaa diiradda lagu saaray qiimaynta xaaladaha caafimaad ee soo kordha, dib-u-eegista waxqabadkii bishii tagtay, iyo dejinta qorshayaasha istaraatiijiga ah ee bisha soo socota. Waxa kale oo ka soo qayb galay xubno ka socday wasaaradda iyo hay’adaha kala duwan ee bah-wadaagta la ah.

Intii uu kulanku socday, waxa si xeel dheer la iskugu dhaafsaday xogaha la xidhiidha xaaladaha caafimaad ee dalka, iyadoo si qoto dheer loo falanqeeyey caqabadaha jira, isla markaana la iftiimiyey fursadaha lagu xoojin karo adeegyada caafimaadka.

Gebogabadii, kulanka waxa lagu lafa-guray laguna ansixiyey qorshayaasha waxqabad ee bisha xigta, kuwaas oo saldhig u noqon doona dardargelinta adeegyada iyo kor u qaadista tayada caafimaadka bulshada.

Allaa mahad leh

Xigasho
Abdishakuor Faahiye
Xafiiska Warbaahinta Wasaaradda
Horumarinta Caafimaadka JSL.

04/06/2026

ruux walowba ubadkaaga ku bar-baari jacaylka NABIGA S.C.W XATAA ADOO AH WAALIDKA ILMAHAA AHAW AABO AMA HOOYO KA,AAD RABTA,OO BAR IN ILMAHAAGU INUU ADIGA IYO NABI MAXAMED S.C.W UU JECLAADO NABI MAXAMED S.C W INSHA ALLAH INTAA KADIB ILMAHA WUXUU KU BAR-BAARI ISAGOO JCYL BADAN U HAYA NABI MAXAMED S.C.W IDAN ALLE

04/06/2026

Waan ku jecelahay Nabi Muxamadow ❤️ S.C.W

Address

Togdheer
Hargeisa
002

Telephone

+25263336445

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madaxwaynaha Togdheer posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share