Kambal media

Kambal media fadlan kux xidhnow kambal media
wax yaabo muhiim ah ayaad kala socon doonta

Waxay u muuqataa in lagu xalaashanayo dhiiga dadka ku dhaqan deegaanka dacawaley , sidoo kale cagjar waxa uu cadaystay i...
01/01/2025

Waxay u muuqataa in lagu xalaashanayo dhiiga dadka ku dhaqan deegaanka dacawaley , sidoo kale cagjar waxa uu cadaystay inuu u dhaqmayo sidii siyaad barre balse waxan ku xasuusinayaa dadkan aad argagixisada ku tilmaamaysaa inay yihiin kuwii shalayna jabiyay siyaad Maantana adiga ku jabiyay kuna jabin doona hadii aad weerar dambe soo qaadid .

05/01/2024

Qarankani beec ma noqon!!!

02/12/2023

Waxaan mudo aan baadi doon ugu jiraa aabahay fawzi abdilaahi cumar oo maskaxda ka xanuunsanaya waxaana uu iga soo maqan yahay arbacadii ilaa hada wax warana k**a hayo. Markii iigu dambeysayna berbera ayaa uu hadal hayay waxaana uu xidhnaa shaadh liid liid casaan iyo madow ah.

Waxaan bulshada ka codsanayaa in hadii ay meel ku arkaan in ay igala soo xidhiidhaan 0636550088 ama 0634413686 ama 0633399023.

02/12/2023

MUCALAQ DAGAAL WEYE KANI KKKKK

25/09/2023
09/07/2023

Caawa ayaa ku Saddex ah in gabadhaas yar ay qoyskeedu la’yihiin. Cidii aragta degdeg ha ula xiriirto . Tel.061820171 ama 0618202255.

Fadlan nala raadi walaal.
Mahadsanid

08/07/2023

Dhamaan walaalaha muslimka ah ninkan miskiinka ah ha loo gar gaaro

Ciidi u bahan mesha u joogo ama cida loo sii marayo luuqa ha igala soo hadasho

Waa nin aan haysan cid caawisa

Aduunka uunba walaal lagu yahay

Intas uunba idiin soo. Gudbin laha

Siina share gareeya gaadhsiiyaa cidkastoo diir naxaysa

maxaad ka fahanteen?
18/06/2023

maxaad ka fahanteen?

Address

Hargeisa
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kambal media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kambal media:

Share