Garadag Tv

Garadag Tv Waxaad Ka Helaysaan Wararkii U danbeeyay oo Ku Salaysan Xaqiiqada Dhabta Ee Jirta

Waxaad Ka Helaysaan Wararkii U danbeeyay oo Ku Salaysan Xaqiiqada Dhabta Ee Jirta

30/07/2023

Arrin qarsooneed “ Wiilka madaxweynuhu dhalay ayaa nagu yidhi car Maxamed Kaahin ha sii daayo” Xil Axmed Khaliif ayaa shaaciyay xogo cusub.

12/11/2022

Dib u xasuuso 5 Sano ka Hor Maantoo kale Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Ciro.

DEG DEG: Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in la dilay mid ka mid ah Madaxda Alshabaab, ka dib Duqayn ka dhacday Gobalk...
02/10/2022

DEG DEG: Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in la dilay mid ka mid ah Madaxda Alshabaab, ka dib Duqayn ka dhacday Gobalka Jubadda Dhexe.

Ninkaan ayaa waxaa xogtiisa helay Sirdoonka Somalia asagoo ku dhuumaalaysanaya Inta u dhaxaysa Kuunya-Barrow ilaa degmada Jilib.
“waa sida ay dowladdu sheegtaye”

02/10/2022

Magaalo Soomaaliyeed oo ay Oromadu doonayso in ay qaadato, muhiimad nooce ah leedahayse.

18/09/2022

AHN raggii Sar sare ee Hay'ada kaga jiray SNM ayuu kaalin horaad kaga jiray, Mujaahid Muuse weliba waxaa lagu tilmaama sarkaal hadalkiisu cadaa, xabadiisu kululayd, guud ahaanna SNM wuxuu ku dhex lahaa raadayn togan xilliyada adag, wuxuuna ahaa nin ragga intooda nadiifta ah umuujiso ixtiraam, Inta dabinada badanina ay ka baqdo ama toos uga war wareegto weliba ragga qaarkood ciyaal ay isu dheri yihiin bay usamaysteen, oo noloshiisa may jeclayn.

AHN Mujaahid Muuse Xasan Dhunkaal, goobta uu shir ama wada tashi ama hawlgal dagaal u joogo, kamay shaqayn jirin kaarto qaxoolaji, munaafaqadna hadalkeeda daa,

Rag badan oo maanta Hargeisa ku nool oo la dhegaysto dhurankooda, mujaahid Muse xasan ma ay jeclayn, waayo wuu uga daacadsanaa halganka, xaqanna cod dheer buu ku sheegi jiray, marka arkaanna madaxa ayay hoos udhigi jireen, xatta hadday darajo ciidan ahaan ay ka sareeyeen,

Odayaashii soo gaadhay ee beesha Habarjeclo ayaa marar badan raganimada Muuse Xassan Dhunkaal ila wadaagay, lkn alle haw naxariisto
Mujaahid Muuse xassan Dhunkaal

Waa billaahi Tawfiiq............................ ......................... ..............
Waxaan u Mahad Celinayaa saaxiibKay Xasan Shugri, oo isma mujaahid ah, oo kayd badan u duubay dadkiisa, weliba u ilaaliyay, fiidyawgana inala wadaagay,

15/09/2022

Waa kuma wasiirka Tiktokerka ah ee mar dugsi quraanka dhigi jiray?

15/09/2022

Barnaamijka Waayo joog Waxaa Ku Marti Ah Mujaahid Faarax (IFISO), Oo Waramaya Dagaaladii SNM Ay Galeen.

15/09/2022

Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Boqor Buur Madow

06/06/2022

Dadkii dhaliyey guusha Maanta lagu naaloonayo iyo nabada lagu tanaaday Tacabka badana galiyey somaliland waa dadka udhashay Deegaanka uu ka soo jeedo Cabdiraxman Cirro .

03/08/2021

“Waa maalin guul taariikhi ah ay Somaliland gaadhay” Xidhibaan Barkhad Batuun

Address

Hargaysa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garadag Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Garadag Tv:

Share