Mohamed Abdi Mcw

Mohamed Abdi Mcw Follow✓ Like✓ Saar Share✓

•🅼︎🅾︎🅷︎🅰︎🅼︎🅴︎🅳︎ 🅰︎🅱︎🅳︎🅸︎🅼︎🅲︎🆆︎✓
•Waa Page Rasmiga ah✓

Spain 🇪🇸  iyo Yamal oo ku Guulaystay Koobkii Aduunka wc26
19/07/2026

Spain 🇪🇸 iyo Yamal oo ku Guulaystay Koobkii Aduunka wc26

Waxan Dawanay ciyaar 10 Goal layiska dhaliyay ciyaar saka 3 goal dhaliyayciyaar kly Mbappe 2 goal ciyaar England  6 goal...
18/07/2026

Waxan Dawanay ciyaar 10 Goal layiska dhaliyay ciyaar saka 3 goal dhaliyay
ciyaar kly Mbappe 2 goal
ciyaar England 6 goal dhalisay
ciyaar France 4 goal dhalisay
ciyaar Daramo ah

Kly Mbappe
18/07/2026

Kly Mbappe

Chelsea oo laso wareegtay moragan Rogers
18/07/2026

Chelsea oo laso wareegtay moragan Rogers

Caawa oo kaliya inag xigta Finalka xiisaha Badane ee la wada Suugayo world cup26
18/07/2026

Caawa oo kaliya inag xigta Finalka xiisaha Badane ee la wada Suugayo
world cup26

Hargaysa Hoyga Diinta.Hargaysa waa Magaalo ku subtan Diinta iyo dacwadda. Waxaa markasta ka soo baxda ardayda ugu badan ...
17/07/2026

Hargaysa Hoyga Diinta.

Hargaysa waa Magaalo ku subtan Diinta iyo dacwadda. Waxaa markasta ka soo baxda ardayda ugu badan ee Diinta baratay.

Sawirradani waa ardayda baratay Tafsiirka Quraanka Kariimka ah, oo uu dhigayay sheekha wayn ee daaciga ah:Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Magaalo arday Afar kun oo diin baratay ka qalin jabiso gayiga Soomalida ma jirto. Muqdisho, NFD, ilaa DDS, meel siddan wakhti loo galiyo diinta majirto.

Sawiradu waa kuwo ashqaraar ah.

Alle haka AbaalMariiyo Sh.Maxamed sh.cumar sh.Diriri

16/07/2026

Address

Hargeisa

Telephone

+252634029340

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abdi Mcw posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share