Warsugan Media Group

Warsugan Media Group Connect with Warsugannews and get reliable news based on the reality of our environment and the rest of the world

Ku xidhnow warsugannews oo hel warar la hubo kuna salaysan xaqiiqada dhabta ah ee geyigeena iyo caalamka intiisa kaleba

𝑺𝑨𝑾𝑰𝑹𝑲𝑨𝑡; π’˜π’‚π’™π’‚ π’Œπ’‚ π’Žπ’–π’–π’’π’…π’‚ 𝑫𝒂𝒅 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒃𝒂𝒍𝒔𝒆 π’˜π’‚π’™π’‚ π’Žπ’–π’…π’π’‚π’‚π’π’•π’‚ π’Œπ’π’π’˜π’‚π’‚π’… 𝒍𝒆𝒉 𝑺𝒂𝒅𝒅𝒆𝒙 π‘―π’‚π’π’ˆπ’‚π’Žπ’‚π’‚ 𝒐𝒐 π’Œπ’‚π’π’‚ 𝒂𝒉;-Mujaahid Axmed Mire Maxa...
31/08/2026

𝑺𝑨𝑾𝑰𝑹𝑲𝑨𝑡; π’˜π’‚π’™π’‚ π’Œπ’‚ π’Žπ’–π’–π’’π’…π’‚ 𝑫𝒂𝒅 𝒃𝒂𝒅𝒂𝒏 𝒃𝒂𝒍𝒔𝒆 π’˜π’‚π’™π’‚ π’Žπ’–π’…π’π’‚π’‚π’π’•π’‚ π’Œπ’π’π’˜π’‚π’‚π’… 𝒍𝒆𝒉 𝑺𝒂𝒅𝒅𝒆𝒙 π‘―π’‚π’π’ˆπ’‚π’Žπ’‚π’‚ 𝒐𝒐 π’Œπ’‚π’π’‚ 𝒂𝒉;-

Mujaahid Axmed Mire Maxamed Nuux, Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, ahaana Wasiir h**e iyo AHU Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo Madaxweynihii Afraad ee JSL, ee dhinaca Horumarka iyo dhaqaalaha dalka ka kabay intii uu xilka hayey oo ay isku ahaayeen Ururkii SNM saddexdooduba hareerahana ay ka joogaan rag badan oo magac iyo maamuus ku leh dalka oo ay ka mid yihiin Wasiirradii wakhtigaasi sida Gudoomiyaha Xisbiga Kaah Maxamuud Xaashi Cabdi, Dr. Sacad Cali Shire, Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-indho), Siyaasi Mujaahid Mustafe Maxamed Yoonis (Mustafe Waxdad) iyo AHU Cabdiraxmaan Maxamed Ibraahim (Saqadhi) Chief Of Protocol kii Madaxweyneyaashii Somaliland soo maray ee Rayaale iyo Silaanyo.

Inkasta oo sawirku uu yahay goob dad badani joogeen oo aas ahayd hadana waxa aan ka soo qaatay inta inoogu dhaw ee aan markaa magacyadooda garanaayey. Inta aanan xusina hayga raali noqoto.

𝑷𝙝𝒐𝙩𝒐 π‘­π™žπ’π™š: π‘΅π™–π’”π™žπ’“ 𝑡𝙖𝒔𝙠𝒂.
π‘Ίπ™–π’˜π™žπ’“π™¦π’‚π™–π’…π™š π˜Όπ’Žπ™žπ’Šπ™£ π˜Ύπ’‚π™—π’…π™ž 𝙓𝒂𝙨𝒂𝙣 (π‘Ίπ™π’‚π™–π’…π™žπ’“π™€) oo isagu ah Sawir qaadihii Madaynweyne Silaanyo, Sawirada aan soo dhigana ku farayaraystay intooda badan, ahaana wiil gacan fudud oo xasuuso badan iyo sawiro taariikhiya inooga reebay intii uu Camera-da Madaxweynaha Gacanta ku hayey, sawirkuna marka la qaadayo waxa uu leeyahay laba ujeeddo uun, waxa markaa taagan inuu ka hadlo iyo inuu xasuus u noqdo Taariikh.

Sawirkani waa Madaxweynihii Saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ku suntan Aabbaha Dim...
30/08/2026

Sawirkani waa Madaxweynihii Saddexaad ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo ku suntan Aabbaha Dimuquraadiyadda iyo Dulqaadka iyo Marwadii Koowaad ee Qaranka ama Xaaskiisa Marwo Hudda Barkhad Aadan.

Photo File: Nasir Naska

Sawirkan waxa ka muuqda Saddex Siyaasi oo kala ah Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Gudo...
29/08/2026

Sawirkan waxa ka muuqda Saddex Siyaasi oo kala ah Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Kulmiye, Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Wasiirkii h**e ee Arrimaha Gudaha, Mudane Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo wakhigaa ahaa Wasiirradii ugu tunka weynaa Xukuumaddii AHU Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo.

Waxa isna Shaqadiisa wata oo sawirka ka muuqda Suxufi ka tirsan Tv Qaranka JSL, waxanan magaciisa ka rabaa Suxufiyiinta Danbe ee wakhtigan.
Photo File:
Nasir Naska

Labadan Madaxweyne Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo AHU Axmed Maxamed Silaanyo oo ah madaxweyneyaashii ugu h**eeyey ee S...
17/08/2026

Labadan Madaxweyne Mudane Daahir Rayaale Kaahin iyo AHU Axmed Maxamed Silaanyo oo ah madaxweyneyaashii ugu h**eeyey ee Si Dimuquraadi ah Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland u soo doorteen, Qarankana ku hoggaamiyey Guulo iyo Taariikho ayaa noqday Taariikhda markii ugu horaysay ee ay xilka la kala wareegaan Laba madaxweyne oo Codka loo yaqaano "One Person, One Vote" (1P1V) ku yimi bulshaduna ay marba mid tijaabisay una cummaamadeen Hoggaaminta Qaranka.

Waana labada Madaxweyne ee midba mar la doortay marna la riday, taas oo noqotay jidka ay Somaliland beesha Caalamka kaga duwan tahay, iyadoo mar kale sidaasi samaysay, doorashadii 2017-kii iyo 2024-kii oo ay madaxweynaha hadda Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo madaxweynihii uu bedelay Mudane Muuse Biixi Cabdi iyagana marba mid la tijaabisay Qarankana loo Cummaamaday.

Photo File;
Nasir Naska

Taariikh Dhif iyo Naadir ah: Saddexdii Madaxweyne ee ugu danbeeyey Jamhuuriyadda Somaliland;-1. AHU Axmed Maxamed Maxamu...
11/08/2026

Taariikh Dhif iyo Naadir ah: Saddexdii Madaxweyne ee ugu danbeeyey Jamhuuriyadda Somaliland;-
1. AHU Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) Madaxweynihii Afraad ee JSL.
2. Muuse Biiixi Cabdi Madaxweynihii Shanaad ee JSL.
3. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) Madaxweynaha Lixaad ee Talada Dalka haya Wakhtigan.

Photo File:
Naasir Naska

Goobtu waa Egal International Airport.
Wakhtiga adigu sheeg hadaad Qaangaadh ahayd Wakhtigaa

Qaybka mida Buugga Waxqabadka Dawladda Hoose ee Berbera iyo Labadii Muddo Xileed ee Maayar Cabdishakuur Maxamuud Xasan C...
29/07/2026

Qaybka mida Buugga Waxqabadka Dawladda Hoose ee Berbera iyo Labadii Muddo Xileed ee Maayar Cabdishakuur Maxamuud Xasan Cidin oo beri xilka wareejin doona

29/07/2026

Tiirka 3aad Horumarka Berbera iyo Waxqabadka Maayar Cidin ka tegay wax ka ogow

29/07/2026

Tiirka 4aad Waxqabadka Maayar Cidin tallaabooyinka la ma hadiyey ee ay tahay inaad wax ka ogaato

29/07/2026

Tiirka 6aad oo ah Bilicda iyo Ballaadhinta Berbera ee Muddo Xileedkii Maayar Cidin u hirgalay

29/07/2026

Tiirka 5aad oo ah Amniga iyo Dhaqaalaha Saaxil, wax ka ogow Halka ay ka Timid iyo Halka ay Marayso

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsugan Media Group posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warsugan Media Group:

Shortcuts

Share