Tiriig TV

Tiriig TV TIRIIG TV is a modern and independent media house headquartered in Hargeisa, Somaliland.

Established to promote credible news, quality programs, and educational content. TIRIIG TV serves as a platform where information, culture, and creativity meet.

Shirkadda Somtel ayaa ka qeyb-qaadatay Kulanka Islaamka sannadlaha ah ee Hargeisa, oo maanta si rasmi ah loo soo gabo-ga...
27/09/2026

Shirkadda Somtel ayaa ka qeyb-qaadatay Kulanka Islaamka sannadlaha ah ee Hargeisa, oo maanta si rasmi ah loo soo gabo-gabeeyay, kaas oo sannad kasta ay martigeliso magaalada Hargeisa ee caasimadda Hargeisa.

27/09/2026

Wasiir Bakaal, oo ka jawaabaya su'aallihii EVISA ee Somaliland?

27/09/2026

Wasiir madaxtooyada oo toos ugu jawaabaya ra'iisal wasaare Hamse!

26/09/2026

Cilmi-baadhisyo, warbixinno iyo xogo cusub oo lagu soo bandhigey shir-weynaha 3aad ee ururka dhakaatiirta Wadnaha ee Somaliland.

26/09/2026

Qabashada shirkii ugu adkaa ee Saxaafadda Somaliland yeellanayso oo lagu dhawaaqey.

Gobolka Awdal, ayaa si ramsi ah maanta looga furey tartamada Horyaalka heerka 1aad iyo heerka 2aad ee kubadda cagta Soma...
25/09/2026

Gobolka Awdal, ayaa si ramsi ah maanta looga furey tartamada Horyaalka heerka 1aad iyo heerka 2aad ee kubadda cagta Somaliland.

Munaasabadda furitaanka tartamadan oo ka dhacday ayaa waxaa ka qeyb-galey wasiir ku-xigeenka wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland, Yuusuf Nuux Yuusuf (Tadhase), agaasimaha waaxda ciyaaraha, Maxamed Xasan Nageeye, guddoomiyaha xidhiidhka kubadda cagta Somaliland, Maxamuud Cabdi Aw Xirsi iyo guddoomiyaha gobolka Awdal, Xasan Ciid Boqor.

Furitaanka mas’uuliyiintan ee tartamadan ayaa qeyb ka ah hawlaha horrumarinta iyo kobcinta ciyaaraha kubadda cagta ee Somaliland, waxanay si gaar ah fursad ugu yihiin kooxaha gobolka Awdal si ayu muujiyaan awooddooda ciyaareed.

Tartamadan ayaa la filayaa inay noqdaan kuwo lagu soo bandhigo hibada iyo tayada ciyaartoyda gobolka Awdal.

25/09/2026

BK, oo raali-galin deg-deg ah siiyey abwaan Weedhsame.

Marwada 1aad ee Jamuuriyadda oo hoggaaminaysa isu-soo-baxa New York ee ictiraaf raadinta.
23/09/2026

Marwada 1aad ee Jamuuriyadda oo hoggaaminaysa isu-soo-baxa New York ee ictiraaf raadinta.

23/09/2026

"Waxaynu raadinayaa kursigii aynu 1960-kii ku lahayn Qaramada Midobey..." Wasiirka Gaashaan-dhigga JSL.

23/09/2026

"Somaliland, waa wadanka ugu nabadda badan ee ugu adkeysiga badan qaaradda (Africa)..." Wasiirka arrimaha dibadda JSL.

Address

Hargeisa
HALFLONDON

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tiriig TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share