MUUQ MEDIA

MUUQ MEDIA Kani waa Bogga Rasmiga ah ee Muuq Media

Ninkan yari dhaqan aan diinta Islaamka u wanaagsanayn ayuu soo wadaa, ee waa in Ciidanka Booliska JSL la gaadhsiiyaa.Wax...
14/09/2026

Ninkan yari dhaqan aan diinta Islaamka u wanaagsanayn ayuu soo wadaa, ee waa in Ciidanka Booliska JSL la gaadhsiiyaa.

Waxa uu si cad oo aan gabasho lahayn u yidhi, ma shaqaynayso aayadda Qur’aanka ah ee ku qoran Kitaabka Kariimka ah, ee ah: ﴿وَقَرْنَ فِي بُيُوتِكُنَّ وَلَا تَبَرَّجْنَ تَبَرُّجَ الْجَاهِلِيَّةِ الْأُولَىٰ﴾.

Hadalkan uu leeyahay, “Haweenku guryaha haka soo baxeen oo ha shaqo tagaan,” xaggee ayuu kasoo waaridey? Mashruuc ayuu malaha soo qaatay!

“Haweenka waa in raggu usoo shaqeeyaa, oo ay carruurtooda korsadaan,” ayaa awoowgii iyo aabihiiba aaminsanaayeen, isna waa kaas.

RASMI ;  Wasiirkii h**e ee hawlaha guud, dhulka iyo guriyeynta JSL Mudane Mustafe Maxamuud Ali (Mustafe Godane) ayaa maa...
14/09/2026

RASMI ; Wasiirkii h**e ee hawlaha guud, dhulka iyo guriyeynta JSL Mudane Mustafe Maxamuud Ali (Mustafe Godane) ayaa maanta si rasmiya ugu soo biiray Xisbiga KAAH

“Madaxweyne Cirro, markii uu dalka ka dhoofay, waxaa shacabka loo sheegay in uu Maraykanka kula kulmi doono Madaxweynaha...
14/09/2026

“Madaxweyne Cirro, markii uu dalka ka dhoofay, waxaa shacabka loo sheegay in uu Maraykanka kula kulmi doono Madaxweynaha Maraykanka.

Hase yeeshee, sheekadii hadda waxay maraysaa in uu khudbad ka jeedinayo Machadka Hudson, isla markaana uu booqday goobtii ay ku dhinteen dadkii ku waxyeelloobay weerarradii lagu qaaday Daaraha Mataanaha ah ee dalka Maraykank!” Abwaan Yuusuf Shaacir

Abwaan Maamulka Wajaale Gabay Ku Karbaashay Oo Hadda Xabsiga Loo TaxaabayWaxa hadda xabsiga loo taxaabay Abwaan Mustafe,...
13/09/2026

Abwaan Maamulka Wajaale Gabay Ku Karbaashay Oo Hadda Xabsiga Loo Taxaabay

Waxa hadda xabsiga loo taxaabay Abwaan Mustafe, oo maanta gabay ku cabbiray xaaladda guud ee magaalada ganacsiyeedka Wajaale, isagoo gabaygiisa ku hogo-tusaaleeyay dhibaatooyinka baahsan ee ka jira magaalada Wajaale, sida horumar la’aanta, nadaafad-xumada iyo b**b hantiyeed, oo uu sheegay in ay maamul galeen.

Maamulka Wajaale oo gabaygaasi xamili kari waayay ayaa Saldhigga Wajaale ku dacweeyay abwaanka, taas oo sababtay in birta la dhaafiyo.

Xigasho Wariye Jacfar Cawil Hereri

13/09/2026

Suldaan Muuse Carab Dugsiiye: “Ciidanka Somaliland Wada-shaqayn Dhexdeena Ma Jirto, Qori Dambena Ma Qarinayno”

13/09/2026

Suldaan Samatar Suldan Ibrahim Jaamac Samatar ayaa goor dhawayd magaaladda Borama warbaahinta kula hadlay ayaa yidhi…

“saylac waxa ay dhashay Lughaya,lughayana waxaa ay dhashay Borama,Borama waxaa ay dhashay Somaliland,Sidoo kale Suldaanka ayaa yidhi”Ninkii intaa fahmi waaya isaga ayay utaala,ninkay u caano yaraysana waa yeelkii”.

Hadalka Suldaanka ayaa ku soo beegmaya xili ay wali xaalad ka taagan yihiin deeganada Xeebaha Gobolka Awdal.

13/09/2026

DEG DEG “ Madaxwayne Kuma Baryayno Gadhkana Kuma Hayno Hadaad Haysan Karto Baylood Hayso Hadii Kale Wixi Dhaca …….” Beesha Aadan Madoobe Oo Hada Hanjbatay…?

13/09/2026

"Maadaama oo shidaalkii la xakamayn kari waayay waxa kor u kacay dhammaan adeegyadii shidaalka ku xidhnaa"

Guddoomiye ku xigeenka arrimaha maaliyadda iyo dhaqaalaha
Cumar-seyid Cabdillaahi

12/09/2026

“Waxaanu raali-galin ka bixinaynaa wixii gafaf naga dhacay..” Sidiiq Widh-widh iyo Najax Bedal

12/09/2026

Qof Shacaba iyo Askari isku Gacansaaray Badhatamaha Suuqa Hargaysa

Address

Hargeysa
Hargeisa

Telephone

+25263797778

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MUUQ MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MUUQ MEDIA:

Shortcuts

Share