Deegaan-jire

Deegaan-jire Boggan waxa aad ka heli kartaa xogo iyo macluumaad ku saabsan dhinacyadda kala duwan ee Deegaanka

Page-kan Waxa Aad Ka Heli Kartaa Xogo Iyo Macluumaad Ku Saabsan Dhinacyadda Deegaanka Oo Dhan , Waaxaana Aad Ku Soo Gudbin Doontaan Aragtidiina Ku Saabsan Barnaamijka Sida Haddii Uu Jiro Qoddob Aanu Idiin Soo Bandhignay In Aad Ka Soo Aaraa Dhiibataan.

28/08/2026

Warbixin: Maxay tahay xaalada El Niño ee sida weyn looga digayo ? Maxaa se bulshada la gudboon?

Cabdicasiis Yamani

27/08/2026

Maxaad ka taqaanaa waxtarka badan ee Geedka Takhayga?

Cabdicasiis Yamani

24/08/2026

Bisadaha iyo waxyaabaha Soomaalidu ka aaminsantahay ee aan jirin.

Cabdicasiis Yamani

23/08/2026

Buurta waxay kasoo qabsadeen Booddaale, xidhka Quudka, Cammuud, Qudhacyo, halkaas bay dowga cad kasoo fuuleen. Xaaladdan oo kale waa kii Gabyaagii lahaa "Konton baa ka dhalay Geellayaga kor u hayaankiiye'.

23/08/2026

Barnaamijka Deegaanka: Maareynta Qashinka iyo Saamaynta Deegaan iyo Caafimaad ee ka dhalan karta.

21/08/2026

"Dadkeennii miyiga ku noolaa waxa ay gubayaan dhirteennii qurxda badnayd ee Galoolka iyo Sogsogta lahayd" Sh Dirir

21/08/2026

Islaamka iyo sida uu u dhiiri-galiyey ilaalinta xayawaanka

Cabdicasiis Yamani

Galool si fiican mankii u bixiyey. Qofkii garanaya uun baa mahadin kara carfiga san-la-raaca leh ee mankiisa!Ahmed Ibrah...
21/08/2026

Galool si fiican mankii u bixiyey. Qofkii garanaya uun baa mahadin kara carfiga san-la-raaca leh ee mankiisa!

Ahmed Ibrahim Awale

20/08/2026

Warbixin : Islaamka iyo Deegaanka.

Cabdicasiis Yamani

19/08/2026

Super El Niño: Xaalad isbeddel weyn ku keeni karta cimilada adduunka.

Address

Ahmed Dhagax
Hargeisa
00252

Telephone

+252637365601

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Deegaan-jire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Deegaan-jire:

Shortcuts

Share