04/08/2026
Cimrigaagoo tagay ceeb laguma sagootiyo!
Waxay 30 jiradu ka xishoonayaan buu isagoo 80 jir ah ku faanayaa, kaad diidanaynd na tag kaad doonaysayna yimaade bal muxuu ka faaiday oo aan eray xumo ahayn.