Eng Yaasin aadam

Eng Yaasin aadam Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eng Yaasin aadam, H, Hargeisa.

Host tv|producer,director,Corresponding with kulmiyeparty.org Director of salaanmedia.com
Script writing|itus oo itaabsi Madaxtooyadajsl.com
Hada iskii u Xamaasha

Habeenka Jumcaha & Salliga Nebigeenna Suuban (NNKH)صلى الله عليه وسلم
13/02/2026

Habeenka Jumcaha & Salliga Nebigeenna Suuban (NNKH)
صلى الله عليه وسلم

01/02/2026

Suuratul yuusuf

Iska horimaadyo ayaa u dhexeeya dowladda Itoobiya iyo ciidamada Tigrayga, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Farans...
29/01/2026

Iska horimaadyo ayaa u dhexeeya dowladda Itoobiya iyo ciidamada Tigrayga, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Faransiiska ee AFP iyo Reuters oo soo xiganaysa ilo amni iyo kuwo diblomaasiyadeed
Wakaalada wararka ayaa sheegtay in iska horimaadku uu ka qarxay deegaanka lagu muransan yahay ee Tselemet oo ay kala maamulaan gobolada Axmaarada iyo Tigrayga, waxaana ilo dhanka amaanka ah ay u sheegeen in xaaladu ay sii xumaanayso.Madaxwaynihii h**e ee maamulka kumeel gaadhka ah ee dawlad deegaanka Tigreega Ato Getachew ayaa ugu baaqay madaxda TPLF in ay mudaharaadkiina ku dhawaaqaan in aydaan wax huro ah oo aan loo baahnayn samayn doonin hadii ay dhacdo xaalad muujinaysa khilaaf
Mid kamid ah dadka deegaanka oo magaciisa qariyay ayaa xaqiijiyay iska hor imaadka, balse wakaalada wararka ee AFP ayaa jawaab ka sugaysa dowlada federaalka iyo kooxda TPLF
Source

Madaxwayne Trump oo sheegay in ilhan omar ay mushikiyad tahay,cidina aanay waxba u gaysan Halka wakiilka minesota ee ilh...
28/01/2026

Madaxwayne Trump oo sheegay in ilhan omar ay mushikiyad tahay,cidina aanay waxba u gaysan
Halka wakiilka minesota ee ilhan Omar Ay Barteed X Ku Soo Qortay "Anigu waan fiicanahay waan badbaaday"
Ninkii ilhan weerarka u gaystay oo ahaa 55jir ayaa xidhan sida ay sheegeen Maamulka gobolku
Madaxwayne Trump iyo xildhibaan ilhan ayaa h**e iskugu khilaafay Arimaha siyaasiga

Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruunwaxa uu kamid yahay culimada isku Baratay Culuumta Diiniga ah iyo ta Maadiga |
26/01/2026

Sheikh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
waxa uu kamid yahay culimada isku Baratay Culuumta Diiniga ah iyo ta Maadiga |

16/12/2025

Miyaad kabaxdaa quluubta
Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi

03/12/2025

Wax ka ogow Cadaalada
⚖ justice

Address

H
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Yaasin aadam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Eng Yaasin aadam:

Shortcuts

Share