LAAC Somali TV

LAAC Somali TV Waa Muqaal Baahiye Cusub Oo Kusoo Gudbin Doonaa Wararka, Warbixinaha Iyo Barnaamijyada Soomaalida Iyo Caalamka.

๐Š๐จ๐ฆ๐ข๐ฌ๐ก๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐“๐š๐ฆ๐š๐ซ๐ญ๐š ๐‰๐’๐‹ ๐จ๐จ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฑ๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š๐๐š๐ก๐š ๐Š๐จ๐ซ๐จ๐ง๐ญ๐š๐๐š.
08/09/2026

๐Š๐จ๐ฆ๐ข๐ฌ๐ก๐š๐ง๐ค๐š ๐๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐“๐š๐ฆ๐š๐ซ๐ญ๐š ๐‰๐’๐‹ ๐จ๐จ ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฑ๐š๐š๐Ÿ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ ๐’๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š๐๐š๐ก๐š ๐Š๐จ๐ซ๐จ๐ง๐ญ๐š๐๐š.

25/07/2026

Maayarkii iyo maayar ku xigeenkii degmada berbera oo is casilay, Kadib markii xildhibaanada aqlabiyada golaha deegaanka degmadaasi eedaymo u soo jeediyeen.

11/06/2026

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan ayaa kormeer shaqo ku tagay saaka Hogaanka Birmadka Booliska JSL halkaas oo tababar iyo diyaar garow xooggan ay ugu jiraan Ciidanku , garahaan Waaxda La-dagaallanka Argagixisada iyo Ka-hortagga Rabshadaha, waxaanay halkaas kusoo bandhigeen dhoolatus heer sare ah.

๐‰๐š๐๐ฐ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐๐จ๐ข๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ก ๐„๐ž ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”-๐ค๐š.Jadwalka rasmiga ah ee imtixaanka shaha...
10/06/2026

๐‰๐š๐๐ฐ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐๐จ๐ข๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐ˆ๐ฆ๐ญ๐ข๐ฑ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐’๐ก๐š๐ก๐š๐š๐๐ข๐ ๐š ๐€๐ก ๐„๐ž ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐-๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“-๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”-๐ค๐š.

Jadwalka rasmiga ah ee imtixaanka shahaadiga ah ee ๐’‡๐’‚๐’”๐’‚๐’๐’๐’‚๐’…๐’‚ 4-๐’‚๐’‚๐’… ๐’†๐’† ๐’…๐’–๐’ˆ๐’”๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’‚ ๐’”๐’‚๐’“๐’† iyo ๐’‡๐’‚๐’”๐’‚๐’๐’๐’‚๐’…๐’‚ 8-๐’‚๐’‚๐’… ๐’†๐’† ๐’…๐’–๐’ˆ๐’”๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐’…๐’‰๐’†๐’™๐’† ee sannad dugsiyadeedka 2025-2026-ka.

10/06/2026

" Hadii Xisbiga Laga Saaray Xisbiyadu Way Badan Yihiine Meel kale........" Gudoomiye Muuse Ibraahim Salaf

10/06/2026

" Ragga Caadaystay Inay Ka Hadlaan Deegaanka Aanu Ku Metelno Xisbiga KULMIYE Ha Waantoobaan Deelqaafka...." Eng Xirsi Cabdulaahi Xirsi Xogahayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE

10/06/2026

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa oo Faahfaahin ka bixiyay Dhaqan galka Digreetada Madaxweynaha ee Qiimo-dhimista kaalmaha Biyaha.

09/06/2026

Madaxweynaha Somaliland oo Wareegto Madaxweyne kusoo saaray qiima dhimista Kaalmaha biyaha laga cabbo ee Wakaaladda Biyaha Hargeysa.

06/06/2026

" Halku dhigii xisbiga WADDANI ee Ahaa Rajada Shacabku wuxuu noqdey mid aan Afka Dhaafsiisnayn, madaxweyne adiguna....." Gudoomiye ku-xigeenka Goboladda iyo degmooyinka Xisbiga KAAH Cabdikariim Maxamed Xaaji Cali

06/06/2026

" Xukuumada inteeda u badani waa ganacsato oo qaar baa taksiilayaal ah qaar baa....... " Xildhibaan Cumar Mukhtaar Ciise

Address

Hargeisa Main Road
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when LAAC Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share