Atlas News

Atlas News Atlas News is a trusted international news platform delivering accurate, timely, and global updates 24/7.

We cover breaking news, international affairs, and real-time developments worldwide.

09/03/2026

Booliska Israa1l ayaa ururinaya ama xaddidaya kamaradaha amniga si aan loo duubin meelaha ay gantaalladu ku dhacaan.

07/03/2026

Gabar reer Iiraan ah ayaa sidan tiri.

“Waxaan taaganahay halkan ilaa dhibicda ugu dambeysa ee dhiiggeenna. Ma aqbaleyno isdhiibid iyo gorgortan midna. Waxaan halkan u joognaa oo keliya inaan ka aar gudanno hoggaamiyahayaga, taas kaliya!

Waa inay bixiyaan qiimaha! Waa inay ku bixiyaan dhiiggooda. Waxaan nahay carruurtii Seyyed Ali. Waxaan cunay rootiga iyo cusbada dhulkan”

06/03/2026

Telefishinka qaranka dalka Iiraan ayaa baahiyay muuqaal xasaasi ah oo muujinaya gantaal ay sheegeen in ciidanka badda ee dalkaasi ay ku beegsadeen markabka weyn ee diyaaradaha xambaara ee dalka Mareykanka, USS Abraham Lincoln.

04/03/2026

Warbaahinta TRT oo si toos ah u baahinaysa daqiiqadaha ay Israa1l duqeymaha ka geysanayo caasimadda Lubnaan ee Beirut.

01/03/2026

Donald Trump ayaa hadda hadalkan jeediyey

"Mar kale ayaan ku boorrinayaa Ciidanka Kacaanka, Militariga Iiraan, iyo Booliska inay hubka dhigaan oo ay helaan cafis buuxa, haddii kale waxay wajihi doonaan dhimasho hubaal ah.

Waxay noqon doontaa dhimasho aan laga baxsan karin.”

11/02/2026

Muqdisho waxa aan u arkaa meesha dalka laga duminayo

28/01/2026

Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhex maray Wasiir Fartaag iyo Xildhibaan Xasan.

26/01/2026

Samaroon gar & gardaro-ba waa is garab taagayna waana u hiilinaynaa... Ismaaciiloow waa waxaad ka heshaa..." Boqor Buurmadow oo Jabuuti u hanjabay.

23/01/2026

Hoggaamiyaha Xisbiga KAAH oo ka hadlay saffarka Madaxwaynaha ee shirka Davos

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 08:15 - 23:45
Tuesday 08:30 - 19:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Atlas News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share