Tiigso Media

Tiigso Media Tiigso Media Waa Warbaahin Madax Banan
Ee Ku xidhnow Marwalba Channel News

"๐ˆ๐ฌ๐›๐ž๐๐ž๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐Œ๐š ๐–๐š๐ฑ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐๐จ๐ช๐๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐ข๐ข ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ ๐จ ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ ๐—๐ข๐ฌ๐›๐ข ๐‹๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ" Wasiir h**e Dr. Cabdiweli Suufi...
12/05/2025

"๐ˆ๐ฌ๐›๐ž๐๐ž๐ฅ๐ค๐ข๐ข ๐Œ๐š ๐–๐š๐ฑ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐๐จ๐ช๐๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐ข๐ข ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š ๐ฅ๐š๐ ๐š ๐ƒ๐ก๐ข๐ ๐จ ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ ๐—๐ข๐ฌ๐›๐ข ๐‹๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ก๐š๐ฒ" Wasiir h**e Dr. Cabdiweli Suufi.

Hadalka kasoo yeedhay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada wuxuu muujinayaa heerka uu taagan yahay fahamka siyaasadeed iyo dawladnimo ee madaxda xukuumadda Waddani

kuwaas oo aan weli kala garan karin xilka qaran iyo danaha xisbiga. Ficilladooda iyo hadalladoodu waxay caddeynayaan in Madaxtooyada loo beddelay xarun xayaysiis oo xisbiga Waddani leeyahay.

Bulshadu waxay ka sugaysay xukuumadda Waddani in ay hirgeliso ballanqaadkoodii sida โ€˜Kobcinta Maamul Wanaagga.โ€™

Nasiibdarro, tallaabooyinka noocan ah waxa ay muujinayaan in halkii laga horumarin lahaa hayโ€™adaha dowliga ah,

La doorbiday in la siyaasadeeyo xafiisyadii loogu talogalay in ay u adeegaan dhammaan shacabka."

Madaxtooyadu waa astaanta dawladnimada iyo midnimada ummadda. Maaha goob xisbi ku muujin karo midabkiisa ama calaamadihiisa isaga oo ka faaโ€™iidaysanaya xukunka dalka ee uu hayo.

"Waxaan kulan maqal iyo muuqaal ah oo sagootin ah la qaatay Safiirka UK, Danjire Mike Nithavrianakis. Waxaan uga mahad-c...
11/05/2025

"Waxaan kulan maqal iyo muuqaal ah oo sagootin ah la qaatay Safiirka UK, Danjire Mike Nithavrianakis.

Waxaan uga mahad-celiyey muddadii uu xilka hayay, wada-shaqayntii iyo xidhiidhkii diblomaasiyadeed ee wanaagsanaa.

Waxaan u rajaynayaa mustaqbal ifaya iyo guul."

Madaxweyne h**e Muse Bihi Abdi

GOLHA WAKIILLADAJAMUURIYAFA SOOMAALILAND  OO SAAKA U FADHIYA ANSIXINTA QAAR KA MID AH MASUULIYIINTA XUKUUMADA
11/05/2025

GOLHA WAKIILLADAJAMUURIYAFA SOOMAALILAND OO SAAKA U FADHIYA ANSIXINTA QAAR KA MID AH MASUULIYIINTA XUKUUMADA

08/05/2025

Aqoonyahan Gobolada Awdal iyo Salal. Ayaaa Hambalyo u dirays bulshada Putland # Kulmiye Party Party

07/05/2025

Magalada Dila Ayaa sifiican Looga Diyaar garoobay muunaasibada 18 may Awgeed HighLight

Magaalada Hargaysa waxa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweyne Ku-xigeenka JSL.. Mudane Maxamed Cali Aw-Cabdi iyo...
07/05/2025

Magaalada Hargaysa waxa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Madaxweyne Ku-xigeenka JSL..

Mudane Maxamed Cali Aw-Cabdi iyo waftigii balaadhanaa ee uu hogaaminaayey oo muddo ka badan 70 maalmood safar shaqo ugu maqnaa Gobollada Bariga Somaliland..

07/05/2025

Madaxwaynaha Maamulka Putland Ayaa caawa booqday qaar ka mid ah goobaha lagu caweeyo iyo Meelaha Ganacassiga ah ee magaalada Boosaaso.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)  oo uu wehelinayo Wasiirka Arrimah...
06/05/2025

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo uu wehelinayo Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Cabdiraxmaan Daahir Aadan.

Ayaa maanta Xafiiskiisa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dawladda Itoobiya u fadhiya Somaliland, Mudane Teshome Shunde Hamito.

Kulankan oo ahmiyad gaar ah u lahaa labada dhinac ayaa ahaa mid lagu sii xoojinayo xidhiidhka soo jireenka ah ee u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Danjire Teshome waxa ay ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa iskaashiga iyo ka wada shaqaynta arrimaha Amniga Gobolka iyo is-dhaafsiga xogaha si looga hor tago wax kasta oo khatar ku ah xasilloonida labada dal ee deriska ah.

06/05/2025

Duqa Degmada Saylac Mudane Maxamuud Cigal Wacays- Ayaa ka hadlay Dhaxdhiga Madarasada ay dhisayso Dawlada Hoose ee Saylac..see More.

06/05/2025

Borama oo Rooban

Gudida Qabanqaabada xuska maalinta Qaran ee 18 may ee Gobolka awdal oo maanta soo kormeeray Habsami-usocodka  Hawlaha U ...
06/05/2025

Gudida Qabanqaabada xuska maalinta Qaran ee 18 may ee Gobolka awdal oo maanta soo kormeeray Habsami-usocodka Hawlaha U diyaagarowga18 may meelaha ay Booqdeen waxay U badnaayeeen Xarumaha Dawlada Ee Gobolka

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Amb. Maxamed Cali Aw Cabdi, kursigii ku xigeenka ee awal h**e liidnaan jiray, W...
05/05/2025

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Amb. Maxamed Cali Aw Cabdi, kursigii ku xigeenka ee awal h**e liidnaan jiray,

Waxa uu ka dhigay kursi qiime leh oo metelaad ummadeed huwan. Waxa uu hormood ka ahaa xadhig-xidhkii nabadda Ceel Afweyn, iyo qarameyntii ciidamada madaniga ah ee Somaliland,

Aniguna waan ku hambalyeynayaa waxqabadka mudnaanta leh ee uu qaranka horseedka ugu ahaa ku hawaad saddexdii bilood ee la soo dhaafay.

Waa metelaad dhab ah oo ka duwan metelaaddii h**e looga bartay kursiga ku xigeenka.

Waana tallaabo wax weyn ka beddeshay aragtii h**e ee aan ka aaminsanayaa kursiga ku xigeenka oo dabcan ku jaan-go'nayd dhigaalkii iyo yaalliinkii kursiga h**e loogu diiwaan-galiyey.see more...

Jamal A. Muse

Address

Hargesa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634272265

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tiigso Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tiigso Media:

Share