14/09/2025
Dhimaashada Wadada, Somaliland Dadka Ugu Badani Waxay Ku Dhintaan Shilalka Babuurta. Halkaanuna Waa Somaliland 🤔
Muuqaalkanu Wuxuu Cadayn U Yahay In Dadka Shilaalka Ku Dhinta Aay Sababta Ugu Badan Keento khayral, masuuliyaad Dhanka Daraawalada Ah.
Ciidanka Wadooyinku Waa Inay Masuuliyaad Iska Saaran Oo Sharci Adag Laga Soo Saaro Darawaalada Naftooda Iyo Ta Umaadaba Halista Gelinaya.
BARI TV