Iftiinka Umada

Iftiinka Umada Ku soo dhawow iftiinka umada Oo kala soco Faafinta Diinta & warar xaqiiqo & Documentary, NAGU SOO BIIR , FOLLOW PAGE.

25/12/2025

Subax Wanaagsan 🌴 🌾

23/12/2025

Nabi Maxamed "NNKH" Halagu saliyo

22/12/2025

Sheekh Maxamuud xaliike 📌

22/12/2025

Sheekh Mustafe

20/12/2025

Sheekh Mustafe 🧠

Maqaayadaan ninka iska leh wuxuu ku dhajiyay boor ay ku qorantahay "Waa mamnuuc iney maqaayada gudaha usoo galaan Muslim...
19/12/2025

Maqaayadaan ninka iska leh wuxuu ku dhajiyay boor ay ku qorantahay "Waa mamnuuc iney maqaayada gudaha usoo galaan Muslimiinta iyo dadka midabka madow".

Feeryahanka caanka ah ee Mike Toyson kaasoo ah muslim madow ayaa gudaha u galay maqaayada waxaana la socday feeryahanka lagu magacaabo Badou Jack kaasoo Sweden u dhashay, sidoo kalana horay ugu guuleystay suunka adduunka haatana ah feeryahanka sanadka Sweden.

Ninka imaamka ah ee salaada tujinayo asigana sidoo kale waa World Champion-ka feerka Kick Boxing, asalkiisa wuxuu kasoo jeedaa dalka Jordan waxaana lagu magacaabaa Caamir Cabdullaahi.

Sadaxda nin waa muslim waana feeryahano oo labo kamid ah waa Boxin World Champion, halka midka kalana yahay Kick Boxing World Champion. Yaa ku dhaco oo u dhawaan karo?

Sheekada xiisaha leh ayaana waxay tahay iney salaada ku tukanayaan bartamaha maqaaxidii la yiri Muslim iyo nin madow masoo gali karo.

Tan ugu daran ayaana ah milkiilihii maqaayada iyo shaqaalihiisaba way fiirinayaan waxna k**a qaadi karaan.

Nabiga scw wuxuu yiri "Mu'minka xoogan ayaa ka fiican xag Allaahna laga jecelyahay marka loo eego mu'minka daciifka ah". Muslim baa wariyay.

Ugaas Cabdirisaaq koosar ayaa maanta qado sharaf u sameeyey qaar ka mid ah madax dhaqameedka gobolka sanaag bari waxaana...
15/12/2025

Ugaas Cabdirisaaq koosar ayaa maanta qado sharaf u sameeyey qaar ka mid ah madax dhaqameedka gobolka sanaag bari waxaana ka mid ahaa suldaan Maxamed suldaan xasan iyo qaar ka mid cuqaashiisa.

Dhanka kale ugaaska waxa wehelinayay caaqil diini

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haruun
12/12/2025

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil Haruun

12/12/2025

"Somaliland waxa duminaya Koofiyad bacle iyo siyaasi kursiga dhiig ku difaacanaya....." Eng Caabi Cabdi

12/12/2025
09/12/2025

Sababta Soomaaliya loo Burburiyey

09/12/2025

Kalmad caadaabta kaa ilaalinaya.

Address

Hargeisa

Telephone

+252659145535

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iftiinka Umada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share