Hargeisa Tv

Hargeisa Tv Wararka Dunida iyo Dhacdooyinka Cusub ee Geeska Africa

13/08/2026

Madaxweyne Aqoonsigii Biyo La'aan iyo Laydh La'aan Ayey Ka Dhaxashay Berberi. Shacabka Oo Ka Cabanaya Magaalada Madow.

13/08/2026

Siyaasi Ismail Qodax Xogta Dagaalka Ethiopia Arrimaha Ka Socoda Geeska.

12/08/2026

Faahfaahinta Khasaaraha Dab Qabsaday Dayrka Dambe Idaacada Radio Hargeisa.

12/08/2026

Xildhibaan Xasan Dhuxul laabsaalaxa oo Dalka Maraykanka Washington DC Kula Kulmay Xildhibaan Ka Tirsan Israel & Maraykanka.

12/08/2026

Dagaal OOGE AMARE OO ISKU Diraya Beelaha Samaroon Iyo Ciise Ee Wada Dega Saylac.

12/08/2026

Laba Masuul Oo Qaranka Xilal Culus u Haya Taliye Cabdi Dheer iyo Maareeyaha Dekedaha Somaliland.

Diyarada Turkey airline oo tagtay muqdisho maanta  waxay Isticmadhay hawada ethiopia way ka leexatahay hawada Somaliland...
11/08/2026

Diyarada Turkey airline oo tagtay muqdisho maanta waxay Isticmadhay hawada ethiopia way ka leexatahay hawada Somaliland maxaa is badal ayay idinla tahay ?
Arrintan Ayaa Kusoo Beegmaysa Xilli Xulafada Somaliland ee Beesha Caalamku ka Gacan siinayaan Dhismaha Saldhig Weyn kaas oo Laga hirgalinayo Gobolka Saaxil oo Lagula Soconayo Dhaqdhaqaaqa Hawada Somaliland iyo Xeebaha Badda ee Dhereran Gacanka Cadmeed.

11/08/2026

Faysal Baan Xornimo Haysanoon Kaa Xabaalgaline. Xeryo Kale Waxaa Kaaga Jira.. Abwaan Qanciye.

11/08/2026

Kaftankii Wasiir Barkhad Batuun & Madashii Meherka Maanta La Isku Tuurtuuray Weedho kaftan ah.

TACSI MADAXWEYNE KU-XIGEENINNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna...
11/08/2026

TACSI MADAXWEYNE KU-XIGEEN

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna ku-simaha Madaxweynaha, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, isaga oo ku hadlaya Magaciisa, ka Dawladda iyo ka Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyska, Ehelada, Qaraabada iyo Asxaabta uu ka baxay AHUN Marxuum Xasan Saleebaan Nuur (Yagse) oo ku geeriyooday magaalada Gabiley.

Madaxweyne ku-xigeenku waxa uu geerida Marxuumka si gaar ah uga tacsiyeynayaa Guddoomiyaha Gobolka Gabiley, Mudane Maxamuud Xasan Saleebaan (Doob) oo uu Marxuumku Aabihii ahaa.

Madaxweyne ku-xigeenka JSL, ahna ku-simaha Madaxweynaha waxa Marxuumka ku sifeeyay Oday Qaran oo sama-doon ahaa oo nabadayntii ummadda JSL iyo dib-u-dhiska Qaranka Somaliland ka soo qayb qaatay.

Madaxweyne ku-xigeenka JSL ahna ku-simaha Madaxweynaha waxa uu Marxuumka ALLE SXWT uga baryayaa in uu u naxariisto Jannatul Firdowsa Aclaa ka waraabiyo, Qoyska, Ehellada, Qaraabada, Asxaabta iyo Qaranka Somaliland ee uu Marxuumku ka baxayna samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Xuseen Aadan Cige (Deyr),

Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Address

Hargesa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hargeisa Tv:

Shortcuts

Share