Gogol media

Gogol media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gogol media, Media/News Company, doves, Hargesa.

23/08/2026

Maareeye h**e Daarood oo u jawaabay hadalkii maanta ee wasiirka Gaashaandhigga.

"Xuquuqda muqaalka GALAYDH TV"

23/08/2026

Wasiirka Gaashan-dhiga Oo si Adag Ugu Hanjabay Ex Maayar Muraadkii Burco Oo Shalay ku Baaqay Mudaharaad..

PUNTLAND: Duqayn ayaa goordhaweyd lala beegsaday saxiimad ay tobaneeyo qof saarnaayeen xeebta Jiifle ee degmada Godobjii...
23/08/2026

PUNTLAND: Duqayn ayaa goordhaweyd lala beegsaday saxiimad ay tobaneeyo qof saarnaayeen xeebta Jiifle ee degmada Godobjiiraan ee Gobolka Nugaal, iyada oo ay dhinteen ilaa 7 ruux sida ay inoo xaqiijiyeen dadka deegaanka, mana cadda ilaa hada cida fulisey duqeynta.halkaas oo ku sugan yahay markab turkiga u raran oo budhcad badeed somali ah haystaan

Xigasho. Mohamed Salh.

23/08/2026

Dagaalkii saaka galbeed ka somaliland beelaha samaroon iyo ciise oo maxabiis lagu kala qabsaday

23/08/2026

Saaka Muqdisho, Degamada Yaashiid waxaa ka taaggan dagaal u dhaxeeya dadka xaafada iyo booliska,

Tobonkii saac ee xalay ayay boqolaal askar ah iyo cagafyo ku kalaheen dadka deegaanka,waxaa jira dhimasho iyo dhaawac.

Howshan ayaa salka ku haysa dadka ay dowladu ka boobayso guryaha ay degan yihiin,

Cadnaan Cadceed oo ah wiilkan dhalinyarada ah ee dhulka Soomaaliddu degto ugu safra Baaskiilka dhawaan maraayey Puntland...
22/08/2026

Cadnaan Cadceed oo ah wiilkan dhalinyarada ah ee dhulka Soomaaliddu degto ugu safra Baaskiilka dhawaan maraayey Puntland ee sida weyna loogu soo dhaweeyay ilaa madaxda Puntland, wuxuu habeenkii saddexaad ku xidhan yahay magaaladda jigjiga!
Maamulka Dawlad Deegaanku ilaa hadda k**a hadlin sababta wiilkaas ay u xidheen, waliba waa markii labaad ee dawlad deegaanka lagu xidhey oo week ka horna halkan uu taagan yahay ee Galaadi baa lagu xidhey.

Haddaba reer Somaliland-kii qaylinayey maalintii Sidiiq Doobile lagu xidhey Burco meeye? maxay uga hadli la yihiin xadhiga ninkaas dhalinyarada ah loo geystey?

-cadnaan Cadceed xoriyadiisa inuu helo baan u rajeynayaa...

Kala duwanaasha Qiimaha shidaalka ee xilligii xukuumaddii h**e iyo xukuumadda hadd su'aalo bulshada si dhab u taabtay.Sa...
22/08/2026

Kala duwanaasha Qiimaha shidaalka ee xilligii xukuumaddii h**e iyo xukuumadda hadd su'aalo bulshada si dhab u taabtay.

Saxafi Abdirisaaq Coday

21/08/2026

DEG DEG “ Shaahi-la Cabayay Kiradii,Caafimaadkii Ayaa Dhamaan Waashay Dalkii Xaalad Sixir-barar Ayuu La Daala-dhacaya Reer Burcooy….” Xildhbaan Maxamed Abiib Oo Burco ka hadlay

21/08/2026

Shidaalkii maanta wuxu marayaa 15kun Shilling 1kii litter dollar ahaana waa 1.4$ ninkan marka meesha loo dhiibay Shidaalku 8kun shilling buu marayey 1kii Litter dollar ahaana 0.75$. Isaga gaadhigiisa shidaalkiisu waa free dhamoow kuwiinana socon maayaan kuwayagana parking dhigi mayno kiina la Isugu imanaya. Adaa h**e u yidhiye

21/08/2026

Halkaani waa Sout Afrika shalay ayay dhacday arrintaani. Dibad baxayaasha ayaa Soomalida dukaamadooda beegsanaya. Hadda gabdho Soomaali ah ayay toos ul ula dhacayaan.

Address

Doves
Hargesa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gogol media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share