Musbaax Advertising

Musbaax Advertising Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Musbaax Advertising, Social Media Agency, Hargesa.

🎯Mareynta Baraha Bulshada 🧑🏻‍💻Samaynta Website 📊 Google Ads 🛒E-Commerce 💻web design ⏳Branding
Musbaax Adver
waa shirkad samaysa xayasiinta noocyadeeda kala duwan,
sida facebook ads, google ad, digital marketing, samaynta xayaysiisyada meherada

18/07/2025

kor u qaad iibka iyo sumcada ganacsigaaga
📞 Nagala soo xidhiidh: 63 3691777
📲 Raac kanaalada: Facebook | Instagram | TikTok
musbaax Advertising- Kobci Ganacsigaaga Online!

15/07/2025

marka uu Alle ku jeclaado wuxuu ku siiya guul aad u weyn Muxuu helaya qofkii Alle heli waayo
Muxuuse waayay qofkii Alle hela Qalbiyo badan oo dadka kamid ah waxa ay ku xiran yihiin
banii aadamka, in ka badan inta ay ku xiranyihiin Alle, waxaad arkeysaa dad badan oo haddii ay wayaan qof ay jeclaayen, uu ku dhacayo walwal iyo
murug, heer mararka qaar xitaa ay is dilaan, anigu ma diidaayo waayitaanka qof aad jecleyd in ay xanuun badan tahay Laakiin inta kaalmeysato sabarka iyo salaada marka ay xaaladdu ku adkaato oo walwalku ku bato aad ayey u yaryihiin
Allaah swt sabarka iyo salaada waxa uu ku tilmaamay in ay yihiin kuwo weyn
واستعينوا بالصبر والصلاة وإنها لكبيرة إلا على الخاشعين
"Salaaddu wey ku weyn tahay kuwa khushuuca Mooyee"Kaalmeyso sabarka iyo salaadda waayo ilaah baan ku dhaartaye waa daaweyn wax ku ool ah
Ishmael Mataan Gurxan

02/07/2025

Magacayagu waa Musbaax Advertising waxaan Nahay Agency ganacsatada u sameeya Xayaysiimaha fadlan si aan kugu qaabeyno xayaysiimo so jiidasho leh naga so wac whatsappka 0633671777

kor u qaad ganacsigaaga📞 Nagala soo xidhiidh: 63 3691777📲 Raac kanaalada: Facebook | Instagram | TikTokmusbaax Advertisi...
21/06/2025

kor u qaad ganacsigaaga
📞 Nagala soo xidhiidh: 63 3691777
📲 Raac kanaalada: Facebook | Instagram | TikTok
musbaax Advertising- Kobci Ganacsigaaga Online!

Ganacsigu Waxa uu u Baahanyhay Qof Geesi ah
07/06/2025

Ganacsigu Waxa uu u Baahanyhay Qof Geesi ah

17/05/2025

shirkada waxay la wadaagaysa dhamaan muwaadininta reer somaliland sanad guuradii 34aad ee maalinkii ay la so laabatay somaliland qaranimadeeda kuna beegan 18 may
nagu so biir https://www.facebook.com/MusbaaxAdvertising

Happy 18 May dhamaan Bulshada Somaliland 🎉🎉🎉🙌
17/05/2025

Happy 18 May dhamaan Bulshada Somaliland 🎉🎉🎉🙌

5 qodob oo muhiim ah oo kaa caawinaya inaad si fiican u maareyso wakhtigaaga:1. Samee qorshe maalinle ah (Daily Plan)Qor...
04/05/2025

5 qodob oo muhiim ah oo kaa caawinaya inaad si fiican u maareyso wakhtigaaga:

1. Samee qorshe maalinle ah (Daily Plan)
Qor hawlaha ugu muhiimsan ee maalintaas, kuna bilow kuwa ugu h**eeya ama waqtiga qaata.
Tusaale: Subax walba qor 3–5 hawl muhiim ah oo aad doonayso inaad dhammayso.

2. Mudnaanta sii hawlaha (Prioritize Tasks)
Wakhtigaagu wuu xaddidan yahay, sidaas darteed qabso hawlaha ugu muhiimsan ama kuwa degdegga ah marka h**e.

Isticmaal habka "Eisenhower Matrix" — kala saar hawlaha degdeg ah, muhiim ah, aan muhiim ahayn, iwm.

3. Ka fogow mashquul aan muhiim ahayn
Ka ilaali naftaada waxyaabaha waqtiga kaa luminaya sida:
La sheekaysiga badan.
Isticmaalka badan ee telefoonka (social media).
Hawlo aan qorshahaaga ku jirin.

4. Qaybi hawsha (Break Tasks into Steps)
Haddii hawshu wayn tahay, u qaybi qaybo yar-yar oo fudud si aadan u niyad jabin.

Tusaale: hadii aad xayaysiimo samaynaysid waxaad u qori kartaa:

“Suuq-geyn samee”

“Xayeysiis diyaarso”

“Macmiil la hadal”

5. U hur waqti nasasho iyo dib u eegis
Qaado nasashooyin gaaban si aad u degto, kadibna fiiri sidaad wakhtiga u isticmaashay maalintaas.

Tusaale: Habeenkii isweydii: “Ma gaadhay hawlihii aan qorsheeyay? Maxaan ka baran karaa?”

"5-Qodob oo Ganacsiga lagu horumarin karo"1. Suuq-geyn wax ku ool ah (Effective Marketing): Adeegso baraha bulshada, ema...
03/05/2025

"5-Qodob oo Ganacsiga lagu horumarin karo"

1. Suuq-geyn wax ku ool ah (Effective Marketing): Adeegso baraha bulshada, email marketing, iyo xayeysiin si aad u gaarto macaamiil badan.

2. Adeegga Macmiilka oo la hagaajiyo (Customer Service): Si fiican ula dhaqan macaamiisha, kuna dadaal inaad si dhakhso leh uga jawaabto baahiyahooda.

3. Isbeddelka la jaanqaad (Adapt to Changes): Ganacsigaaga la jaanqee isbeddelka suuqa iyo teknoolojiyadda cusub.

4. Maamul Maaliyadeed oo wanaagsan (Financial Management): Kharashyada xakamee, dakhliga la soco, oo qorshe maaliyadeed cad yeelo.

5. Kobcinta Aqoonta (Capacity Building): Iska barto xirfado cusub, tababaro shaqaalaha, una diyaari horumar joogto ah

Address

Hargesa

Telephone

+252633691777

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Musbaax Advertising posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Musbaax Advertising:

Share