
24/02/2025
Ciidanka Booliska Somaliland ayaa shalay soo bandhigay budhadh & tooriyo ay ka ururiyeen shacabka Hargeysa, balse Korneyl Biixi ayaa warbaahinta kasoo muuqday isaga oo Budh weyn sita
Sawirkan ayaa hadal heyn ka dhaliyay baraha bulshada, faalo ka dhiibo. Madaxeey