
02/07/2020
Wadamada somaliland iyo taiwan oo aan wax aqoonsi caalamiya ka haysan wadamada caalamka ayaa balse iyagu iskood madax bannaanida ugu dhawaaqay ayaa bilaabay xidhiidh cusub oo diplomasiyadeed hase yeeshee caalamka ayaa wararkii ugu dambeeyay indhaha kusoo haya