Cabdirisaaq Tayga

Cabdirisaaq Tayga fadlan Saaxiibayaal lagu soo biir Bogan waxaad ka heli doonta warar Barnamijyo Suugaan iyo Dhacdooyin

25/04/2026

Darawal ha dacal marin Salaama Tyres ee u danee Baabuurkaaga. Ka faa'iideyso qiimo-dhimis balaadhan oo ay meheraddu u sameysay macaamiisheeda.

Si aanay fursad dahabiga ahi ku seegin h**e u gaadh xarunta Salaama Tyres ama kala xidhiidh Number-rada kala ah;
Call and WhatsApp - +252 63 6196626 and +252 65 6196626 ama +252 63 4416184.

Magaalada Hargeisa ayaa martigelinaysa munaasibadda soo xidhitaanka tartanka kubadda cagta ee ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐‰๐จ๐ฎ๐ซ๐ง๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ'๐ฌ ๐‚๐ฎ๐ฉ ๐Ÿ...
14/03/2026

Magaalada Hargeisa ayaa martigelinaysa munaasibadda soo xidhitaanka tartanka kubadda cagta ee ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐‰๐จ๐ฎ๐ซ๐ง๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ'๐ฌ ๐‚๐ฎ๐ฉ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”, kaas oo noqday mid ka mid ah tartannada ugu xiisaha iyo xamaasadda badan ee sannadkan ka qabsoomey Hargeisa ee ay foodda isku dareen bahda warbaahintu.

Tartankan oo socday muddadii bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa si weyn u soo jiitay indhaha bulshada, maadaama ay ka qaybgalayeen wejiyo caan ka ah oo ka tirsan warbaahinta Jamhuuriyadda Somaliland, kuwaas oo isugu jira wariyeyaal, cameramen, tifaftirayaal iyo shaqaale kale oo ka tirsan hayโ€™addaha warbaahinta. Taasi waxay tartanka siisay jawi gaar ah oo ay ku lammaan yihiin madadaalo, tartan adag iyo is-dhexgal ka dhex abuurmay bahda warbaahinta.

Intii uu tartanku socday waxaa la ciyaaray kulamo badan oo xiiso leh, kuwaas oo ay kooxuhu ku muujiyeen tartan adag, xirfad iyo dedaal ay ugu jireen inay gaadhaan heerka k**a dambaysta ah ee tartanka. Kulamadaasi waxay sidoo kale soo jiiteen taageerayaal tiro badan oo xiisaynayay inay daawadaan tartankan ay ka qeyb-galayaan shaqsiyaad si weyn looga yaqaan warbaahinta dalka.

Kulanka k**a dambaysta ah ee tartanka ayaa la filayaa inuu noqdo mid xamaasad gaar ah leh, iyadoo ay isku wajahayaan laba kooxood ee sida adag ugu soo baxay final-ka, kuwaas oo kala ah ๐’๐‹๐๐“๐• ๐“๐ž๐š๐ฆ iyo ๐‚๐š๐ฆ๐ž๐ซ๐š๐ฆ๐ž๐ง ๐“๐ž๐š๐ฆ. Labadan kooxood ayaa soo bandhigey intii tartanku socday ciyaaro tayo leh, taas oo sii kordhisay rejada laga qabo in final-ku noqdo kulan aad u xiiso badan.

Ciyaarta Final-ka iyo munaasibadda soo xidhitaanka tartanka ayaa lagu qaban doonaa garoonka Ali Gadhle Stadium, halkaas oo la filayo inay isugu yimaadaan bahda warbaahinta, taageerayaal iyo marti sharaf kale oo ka qeyb qaadan doona dabaal-degga soo xidhitaanka tartanka.

Guud ahaan, Ramadan Journalist's Cup 2026 โšฝ, ayaa noqday tartan si weyn u muujiyey isku xidhnaanta iyo wadajirka bahda warbaahinta Somaliland, iyadoo sidoo kale uu noqday madal ay bahdaasi ku muujiso xirfaddooda ciyaareed iyo is-dhexgalka bulshada.

Waxaa la filayaa in final-ka tartanku noqdo mid xasuus gaar ah ku reeba bahda warbaahinta iyo taageerayaashii si dhow ula socday kulamadii kala duwanaa ee tartankan๐Ÿ†.

Somaliland iyo Saudi Arabia Xukuumadda Somaliland waa inay hagaajido xidhiidhka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay Saudi...
16/01/2026

Somaliland iyo Saudi Arabia

Xukuumadda Somaliland waa inay hagaajido xidhiidhka diblomaasiyadeed ee ay la leedahay Saudi Arabia oo haatan u muuqata inay midaynayso dalalka ugu awoodda badan ee muslimiinta.

Emaaraatku waxa uu si toos ah u qaattaa amarrada Saudi Arabia, markaa Somaliland yaanay isku hallayn imaaraadka oo kaliya.

Waxaan ku talin lahaa in uu Madaxweyne Cirro safar xog warran ah ugu baxo Saudi Arabia.

Sidoo kale aan ka fogaanno inaan heshiis military la gallo 1srรฆl - tanu waxay innagu keenaysaaa in ilaahay iyo dhammaan muslimiinta dunidu innala colloobaan.

Maxaa xasan culusaw iyo Xuub caaro ilmaynayaan Jaarkeeni cabaadayaan Qadaad wayn calaacaleen Maymaygii cataabayaa
16/01/2026

Maxaa xasan culusaw iyo
Xuub caaro ilmaynayaan
Jaarkeeni cabaadayaan
Qadaad wayn calaacaleen
Maymaygii cataabayaa

Somaliland And United Arab Emirates
15/01/2026

Somaliland And United Arab Emirates

07/01/2026

Somaliland oo somalia hees ugu soo jawaabtay ๐Ÿคฃ

Somaliland ayaa dalkeeda ka mamnuucday Diyaarada Air Djibouti oo duulimaadyo toos ah ugu kala duuli jirtay Somaliland iy...
05/01/2026

Somaliland ayaa dalkeeda ka mamnuucday Diyaarada Air Djibouti oo duulimaadyo toos ah ugu kala duuli jirtay Somaliland iyo Djibouti.

Talaabadan ayaa ka mid ah Jawaabaha Somaliland ku muujinayso difaacada Madaxbanaanideeda oo ay dhawaan Jabuuti ka hor timid aqoonsigii ay Somaliland heshay.

Capture of Maduro: Donald Trump announced that US forces successfully captured Nicolรกs Maduro and his wife, Cilia Flores...
03/01/2026

Capture of Maduro: Donald Trump announced that US forces successfully captured Nicolรกs Maduro and his wife, Cilia Flores, during a "large-scale strike" and flew them out of Venezuela.
Military Escalation: The operation followed months of US pressure and was marked by early-morning explosions and low-flying aircraft over Caracas, leading the Venezuelan government to declare a national emergency and denounce the action as "extremely serious military aggression."
President Donald Trump said Saturday that US forces had captured Venezuelan leader Nicolas Maduro after launching a "large scale strike" on the South American country.

"The United States of America has successfully carried out a large scale strike against Venezuela and its leader, President Nicolas Maduro, who has been, along with his wife, captured and flown out of the Country," Trump said on Truth

Qabashada Maduro: Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in ciidamada Maraykanku ay si guul ah u qabteen Nicolรกs Maduro iyo xaaskiisa, Cilia Flores, intii lagu jiray "joojin ballaaran" oo ay ka soo duuliyeen Venezuela.
Kordhinta Milatari: Hawlgalku waxa uu daba socday bilo cadaadis ah oo Maraykanku saarnaa waxaana lagu calaamadeeyay qaraxyo subaxnimadii h**e ah iyo diyaarad joog hoose ku duulaysay oo dulmarayay magaalada Caracas, taasoo keentay in dawladda Venezuela ay ku dhawaaqdo xaalad degdeg ah oo qaran oo ay ku cambaaraysay falkaas โ€œgardarrada millatariga ee aad u daranโ€.
Madaxweyne Donald Trump ayaa Sabtidii sheegay in ciidamada Mareykanka ay qabteen hogaamiyaha Venezuela Nicolas Maduro ka dib markii ay "duqeymo ballaaran" ku qaadeen dalka Koonfurta Ameerika.

โ€œMareykanku wuxuu ku guuleystey inuu fuliyo weerar ballaaran oo ka dhan ah Venezuela iyo hogaamiyahooda, Nicolas Maduro, oo isaga iyo xaaskiisa, la qabtay lagana dhoofiyay dalka,โ€ ayuu yiri Trump oo la hadlayay Truth.

30/12/2025

Xornimo noo buuxsante bislataye noo hanee ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด ๐Ÿ˜ญ

28/12/2025

Kabtan Ayuub oo xasan sheikh iyo kooxdisa runta u sheegay .

01/12/2025

Deg Deg Mudaharaad Hada Ka Bilaabmay Arabsiyo๐Ÿ‘€

Address

Hargesa

Telephone

+252634680394

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdirisaaq Tayga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cabdirisaaq Tayga:

Share