11/01/2022
Nin ayaa la taliyay nin kale,kaasoo lahaa balwad🚬wakhti ay ku beegnay'd 5:30
waa xilli(makhribe)
•Wuxuuna ku yidhi:waar sxp balwadan aad haysato waa laguu sheegay(dhibkeda)ee markaa caqligaad ku garan la dahy muxuu yahy, (iska dhaaf)🚭sxp
•ninkii kale ayaa ku yidhi:saaxiib ma tukataa salaada,(wuxuu ugu jawaabay maya sxp)
•Wuxuu ku yidhi,Sxp maxay tahy markaa caqligaad sigaarka dhibkiisa ku garatay,eed iiga digayso dhimbisha uu wato,
kuna garan waydo salaad la'aanta,iyo ciqaabteeda
Ayadoo uu kuu sheegay ( )
•Kii kale ayaa hadalkiisii Dib Uga noq'day kuna yidhi
Sxp Waan Tukadaa,ka Ixisabinaayana waa rabigay,Adna Caafimaad Ahaanunban kugu sheegayaa
mar labaad✌
•Balwadaystihii🍾ayaa yidhi:sxp haan ku yar su'aalee
Adigu Keed Raaci lahyd
(Qof ku Jecel iyo Qof aad Jeceshahy)
wuxuu yidhi Dee Qof i jecel🤷🏻♂️
•markaasuu ku yidhi:sxp Ana waxaan raacaa? (waxaan i Jeclayn)
Waayo Balwadaa aad ii sheegayso,ima jecla oo waxay dishaa Sambabkayga,
Ana waa jecelahy oo waxaan cabaa ayada🚬
•(sababahan dartoodna ku joojin maayo)Abidkay????
•Kii kale oo yaaban ayaa yidhi
ayaa yidhi 😳
_________cabtoygii ayaa Yidhi__________
•🧔🏼koow:sxp markaan ku idhi waxad jeceshy ma jacli waxan ula jeeday
(Labadeenu Inaynu isku Qadarba ahyn)
Ka inoo sheegayna yahy
Lakin Imaad fahmin Adigu sxp
•🧔🏼laba:markaan joojin maayo ku idhi(Waxaad ii sheegtay Hadal Uu qof kula mid Ahi kuu sheegay Ee Imaad sheegin Hadal uu muhamed صلى الله عليه وسلم yidhi____markaa ma haboontahy,xasuusinta ninkii waxan soo sameeyay
•🧔🏼saddex:Markaan salaada kugu soo hadal qaday Waxaan ku xasuusinayay 2 qodob kuwaas oo ah(1:sigaarku waa aduun,2:salaadu aakhiro
•:siduu dhibkisu iigu kobanyahyna,qofwalba waxa u gaara xisaabtisa,
__Kala duwananshuhuna yahy Waanadad ii sheegaysay
•🧔🏼afar:markii dambe ee aad igu Tidhi waan Tukadaa
✅Aniga iyo Rabigaa kee mudan inaad iskakaayo dhisto☝️
✅kee haboon inaad ani wax ii hor sheegto iyo inaad naftada wax u sheegto😔
✅kee qurxoon sharaftada inaad ku bandhigto aakhiro iyo aduunyo👑
✅kee wanaagsan Inaad Run iyo been Hadalkaga ku wanaajiso🌸
●Ha Noqon Qofka Fahmi Waya qodobka shanaad HA NOQON
✅Tiisa ma Daryeelaa,Tukale ku Dara😇
✅Dameeri Dagartiisa ma arkee,ha noqo dameerka Ta dadka kale Daawada👀
✅ midka qudhaana,mar wax u sheegoo minid hawgu dari⏳
✅Hadalkana Laba haka wada dhigin
asalamu calaykum
araxmatulaahi
abarakaatu