Ifiye Tv

Ifiye Tv Welcome to Ifiye Tv! Follow me and like the page. Ku soo biir, isma dhaafno – good content and jobs!

16/07/2025

Safar madaxwayne

15/07/2025

Warsangeliyow Dagaalka ha gelina.
Suldaanka Guud ee Warsangeli.

15/07/2025

Haybadii Qaranka Soomaliland Mudane cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi cirro

Qoraalkan Waxa Bartiisa Facebookga Kusoo Qorey Gudoomiyihii H**e Ee Haayada Shaqalaha Dawlada Farxaan Aden Hayne Waxaan ...
15/07/2025

Qoraalkan Waxa Bartiisa Facebookga Kusoo Qorey Gudoomiyihii H**e Ee Haayada Shaqalaha Dawlada Farxaan Aden Hayne

Waxaan maanta halkan ku cadaynayaa in aan si rasmi ah iskaga casilay xubintii Guddida Fulinta iyo xubinimadii Xisbi Siyaasadeedka Kulmiye. Ka tegistayda Xisbiga Kulmiye oo muddo dheer aan ka mid ahaa, dadaal badana ku bixiyay, waxuu la xidhiidhaa marxalada imika Xisbigu ku jiro iyo dabcan, isdiidooyinka guddaha Xisbiga Kulmiye ka dhex jira xilligan, kuwaas oo muddo 4 bilood ku-siman ay hogaanka iyo xubnaha Guddida Fulinta oo aan xubin ka ahaa ay dadaal ugu jireen in xal loo helo, si h**e looga socdo, suurtagalna u noqoto in la sameeyo is-qiimayn la xidhiidha guuldaradii Xisbiga ka soo gaadhay doorashada madaxtinimada dalka si dib u eegis iyo dibu-habayn Xisbiga gudihiisa loogu sameeyo iyo hirgelinta qorshaha qabashada shirwaynihii Xisbiga kaasoo 3 bilood ka hor ay ku dhawaaqeen hogaanka iyo xubnaha Guddida Fulinta oo isku dhan. Nasiib darro, ma jirto, mana ay dhicin in hal talaabo h**e loo qaaday, dhamaana hawlahaasi halkii 3 bilood ka hor ay taagnaayeen ayay weli taagan yihiin oo ma jiraan wax ka fulay. Sababo jira awgeedna, iima muuqato xal u helista arrimahaasi oo xubnaha hogaanku masuuliyadda koowaad leeyihiin.

Waraysi aan arintaas ku faahfaahinayo, waan idinla wadaagi doonaa waqti aan fogayn oo ku haboon, Insha Allah.

Tu’san

14/07/2025

Hablaha Casas ee Muuse Biixi u ooyayow muuse biixi haynagu soo kicinina.

Fasala cali waraabe🤣🤣

14/07/2025

Waa kee siyaasiga waqtigan loogu necebyahay siyaasiyiinta Soomaliland?

Comments nagula wadaag fikirkaaga

14/07/2025

Maxaad ku haysa baal ninkan u sheega?

13/07/2025

General indho yare oo ku hanjabay in uu weerarayo Goobta shirka laascanood

Madaxwayne Cirro ayaa nin ka soo jeeda beesha Ciise u magacaabay Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaliland.Sidee ...
13/07/2025

Madaxwayne Cirro ayaa nin ka soo jeeda beesha Ciise u magacaabay Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaliland.

Sidee u aragtaa?

13/07/2025

Dhanka milaterigana waa lagu kala baxay!

Maxaa kaga baxay?

12/07/2025

Maxamed Jabuutaawi oo afka furtay lana hadlay Firdhiye.

12/07/2025

Mid u codee Ciidamadan!

Kee si wanagsan loo Tababaray?

Address

Hargesa

Telephone

+252659824175

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ifiye Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ifiye Tv:

Share