Cabdinaser Kayse TK

Cabdinaser Kayse TK Gacmo furan kusoo dhawoow walaal kala soco boggan wixii inoo dana. 💯

Like---Follow---Share.

28/10/2024

Markabkan Shidaalka ee Turkey 🇹🇷 leeyahay ee shiidaal u sahaminaya Somalia, Somaliland waa in sida ugu dhakhsaha badan leh dowlad la heshiisaa Shidaalka usoo saarta qaab walba aynu u marnee.

Soo saarista Shidaalka yaan lay nagaga horayn.

20/10/2024

U ducee walaal laba shahiid bay ahayeene Yaxye Sinwaar iyo Ismaaciil Haniya iyo dhamaan dadka ku geeriyooday dagaalka Yuhuuda.

03/10/2024

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN;

Waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan qoyska, ehalada, asxaabta iyo Dhamaan Shaqaalaha Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland geerida naxdinta leh ee ku timid ALLE ha u Naxariistee Ismacil Adan Bile loona yaqaanay (Dheeg) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeisa.

Marxuumka waxaan Ilaahay uga baryayaa in uu Jannatul fardowsa ka waraabiyo, innagana samir iyo iimaan innaga wada siiyo. Aamiin Aamin Aamin.

Hamster 🐹 dadka 5 ta bilood shaqaynayay ee wakhtiga badan soo galiyay talow ka ugu coins/talk badanì imisa lacag buu ka ...
26/09/2024

Hamster 🐹 dadka 5 ta bilood shaqaynayay ee wakhtiga badan soo galiyay talow ka ugu coins/talk badanì imisa lacag buu ka helayaa?. How much they will pay.

Dhacdada Maanta: Marcellus Williams, oo ahaa Imaam Masjid, ku nool dalka Mareykanka, ayaa lagu soo eedeeyay dembi aanu g...
25/09/2024

Dhacdada Maanta: Marcellus Williams, oo ahaa Imaam Masjid, ku nool dalka Mareykanka, ayaa lagu soo eedeeyay dembi aanu galin oo ah in uu dilay gabadh 21 sanno ka hor, halka maanta la duray cirbad sun ah, oo u dhiganta toogasho.

"Muslimiinta adduunka meel walba ay joogaan cadaalad daro iyo dulmiyo ayay tirsanayaan, laakiin walwalimayno maalin maalmaha ka mida waanu awoodaysan doonaa Insha Allah". Waa Balan Alleh SWT.

Last word kalmadiisa ugu dambaysay
“Alle Mahad oo Dhan Ayaa Leh Xaalad Kasta!!!

"INAALILAAHI WA INAALILAAHI RAJICUUN"

“Dawladdaha Denmark, Maraykan iyo Ingiriiskuba waxay danaynayaan In ay aqoonsadaan Somaliland.Somaliland waligeedna dib ...
24/09/2024

“Dawladdaha Denmark, Maraykan iyo Ingiriiskuba waxay danaynayaan In ay aqoonsadaan Somaliland.

Somaliland waligeedna dib ugu noqon Mayso Soomaaliya” Mid ka mid ah La taliyeyaasha Raysal Wasaaraha Itoobiya

Somaliland danteeda cidna u daba fadhiisan mayso, laakiin inta aanad falin ka fiirso laba jeer.

Maahmaah English ah baa tidhaahda "Look before you leep".

Alle ha barakeeyo hooyooyinka Soomaaliyeed oo dhan wlhi waa qli. Intay hooyadood u nooshahay Alhamdulilaah soo Dhaha, in...
20/09/2024

Alle ha barakeeyo hooyooyinka Soomaaliyeed oo dhan wlhi waa qli. Intay hooyadood u nooshahay Alhamdulilaah soo Dhaha, intuu Alle SWT ka oofsadayna Samir iyo Imaan Haka siiyo.

Qisadan kooban akhriso, hooyadaa u samofal haday nooshahay janadu cagaheeday taalaaye.

Qiso Naxdin leh Hooyo geeriyootay iyadoo badbaadinaysa gabadheeda.

Hooyadan oo lagu magacaabo Muna Jaamac Maxamuud Dhahar gabadheeda oo 3 jir ah ayaa ku siibatay wabiga Loing oo kuyaal dalka France balse Hooyada oo is hayn kari weyday ayaa iyaduna Wabigii ku booday labadoodiina waa ku Hafteen goor danbe ayaa la geeyey Cisbitaalka halkaas oo ay Hooyadii iyo gabadheediiba ku geeriyoodeen.

Alle ha unaxariisto Maamadaan Da'da yar iyo Gabadheedaba. Hooyo nimadu waa Cajiib.

20/09/2024

Daawade bal dadkaa laxaadka la', u fiirso nolosha qiil uma samaynsan inaguna qiilbaynu u samaysanaynaa.

Waxaa la ogaaday Waxqabadkuba inuu niyada iyo qalbiga yahay soomaalidana waa laga daciifiyay, waxa kaliya ee aynu kaga bixi karnaa waa inaan aamino inaan wax qabsan karayno.

Wadadii 150-ka ee holbowlaha u ahayd caasimada Hargeisa oo nashqadeedii lasoo bandhigay waxaa ku baxaysa $19 milyan oo d...
20/09/2024

Wadadii 150-ka ee holbowlaha u ahayd caasimada Hargeisa oo nashqadeedii lasoo bandhigay waxaa ku baxaysa $19 milyan oo dollar. Dadbaa meelaha ka leh waa lacag aan macquul ahayn weeye, mayor Abdikarim Ahmed Mooge lacagtu waxba maahee intaad hayso ku bilow dhismaheeda. Waxad qabatayna waanu kugu bogaadinaynaa.

“ Waxaa dadka ugu liita oo u caajis baddan qofka Alle baryadiisa ka caajisa” Sheekh Mustafe X. Ismaaciil Haaruun. Baryad...
20/09/2024

“ Waxaa dadka ugu liita oo u caajis baddan qofka Alle baryadiisa ka caajisa” Sheekh Mustafe X. Ismaaciil Haaruun. Baryadda alle haka caajisin wll.

Arday: Hadaad baastay iyo Hadii aanad baasinba AlXAMDULILAAH DHEH, waxaan la hadlayaa Ardayga aan baasin ee u suurtogali...
19/09/2024

Arday: Hadaad baastay iyo Hadii aanad baasinba AlXAMDULILAAH DHEH, waxaan la hadlayaa Ardayga aan baasin ee u suurtogali wayday inuu dhaafo Natiijada laga rabay, niyada kheyr u sheeg oo calool adayg samee raga caalamka ugu taajirsan qaar ka mida intaso jeer bay dhaceen, balse nolosha kamay quusan cashar hakuu noqoto wixii dambe un dedaal samee, imtixaankii weynaa ee aakhiro kumaad dhicine haka quusan nolosha imikay bilow kuu tahee.

🫵☝️👉 (((((((Saasaa inoo balana))))))😊🫱🫲

.

Address

Hargesa

Opening Hours

Monday 09:00 - 22:00
Tuesday 09:00 - 22:00
Wednesday 09:00 - 22:00
Thursday 09:00 - 22:00
Saturday 09:00 - 22:00
Sunday 09:00 - 22:00

Telephone

+252638292745

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdinaser Kayse TK posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cabdinaser Kayse TK:

Share