Murti official

Murti official kuso dhawoow gacmo furan kooxda murti official �

10/06/2025

Abwaanka kooxda Hassan taylaan

18/05/2025

Xuska 18 may
18/may/2025

18/05/2025

Murti official

02/04/2025

Maxamed Bk oo daawaha kasoo qaaday Hees cusub.

29/03/2025

DEG:DEG:- Ciidanka Jabuuti ayaa tababar aan caadi aheyn soo bandhigay ciidankaan ayaana u diyaarsan sida, shiishka, orodka, bootinta dheer, iyo iyagoo meelaha dhaa dheer xargo u adeegsan kara oo markaa la gali la'yahay.

Jabuuti ayaana howlgalka cusub ku leh 1,520 askari waxayna codsatay in iyaga khawaarij la isaga dhex baxo markaan wallee Jabuuti awoodeeda bannaanka ayeey keentay ee khawaarijeey meel gala.

Bal adba ?

28/03/2025

Thailand dhulgariir xooggan ayaa kadhacay, dad badan ayaana la la’yahay raq iyo ruux.

HARGEYSA: Qoys ku sumoobay Caano.Qoys ku nool magaalada Hargeysa ayaa habeen h**e xilligii suxuurta ku suxuurtay Caano X...
26/03/2025

HARGEYSA: Qoys ku sumoobay Caano.

Qoys ku nool magaalada Hargeysa ayaa habeen h**e xilligii suxuurta ku suxuurtay Caano Xoolaad, balse qoyska oo ka koobnaa 9 qof ayaa ku wada xanuusaday caanihii, taas oo keentay in dhakhaatiirta lagula tacaalo qaar ka mid ah oo xaaladdoodu cuslaatay.

Dhakhaatiirtu waxay sheegeen in ay caanuhu sun lahaayeen.

Saaka ayay u geeriyootay inan ka mid ah 9-kii ruux ee ku xanuusaday Caanihii ay ku suxuurteen sida ay noo xaqiijiyeen xubno ka mid ah qoysku.

Sidoo kale, kiiska dhacdadan ayaa hadda baadhis dheeraad ah lagu samaynayaa waxaana la wareegay laanta dambi baadhista ee CID-da.

25/03/2025

Coldoon Oo Xog Culus laga helay Halkuu sugan yahay xaguu iska dhiibay Yaa Xidhayay iyo Sirta Culus

21/03/2025

Deg-Deg:-"Fihiima Quuje Oo is Muujisay Lama 'Filaana haka Sarareeyo Codka Nabadu Codka Colaada...seemore

20/03/2025

Fihiima quunje oo somaliland u dirtay fariin murugo iyo farxad ka kooban

18/03/2025

"Jaceylkayagu 8 bilood oo kaliya ayuu socday....." Gabadhii uu isku gubay wiilkii Berbera oo ka hadashay siday wax u dhaceen.

18/03/2025

Baaqaygii Reer Soomalilnd Way Kaso Jawaaabeen Waan Tagaya Wadankaygii..” Wiilkii yara ee Suuriya u Dhashay.

Address

Hargesa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Murti official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Murti official:

Share

Category