Calaydh media

Calaydh media .

Shirkadda Somtel oo noqotay shirkaddii ugu horreysay ee aqbashay baaqa shacabka Somaliland, iyadoo ku dhawaaqday:"Hadaan...
09/08/2025

Shirkadda Somtel oo noqotay shirkaddii ugu horreysay ee aqbashay baaqa shacabka Somaliland, iyadoo ku dhawaaqday:
"Hadaanu nahay shirkadda dadweynaha, waanu aqbalnay baaqiinii."

Shirkadaha Isgaadhsinta Somaliland ayaa kor u qaaday qiimaha Internet-ka aan xadiga lahayn oo qiimihusu h**e u ahaa $0.5...
08/08/2025

Shirkadaha Isgaadhsinta Somaliland ayaa kor u qaaday qiimaha Internet-ka aan xadiga lahayn oo qiimihusu h**e u ahaa $0.5 waxaanay ka dhigeen $1.

Arrintan ayaa keentay in shacabka macaamisha u ahaa si adag uga soo horjesteen, mana jirto wax war ah oo shirkaduhu ka soo saren qiimaha ay kordhiyeen.

08/01/2025
03/01/2025

Dooxa Waaheen halkuu bad waqooyi kaga daro.

14/12/2024

Degamada sheekh

24/11/2024

Halkan ma garanaysa?

Address

Hargesa

Telephone

+252633071165

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Calaydh media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share