Dhanbaalnews News Network

Dhanbaalnews News Network Dhanbaalnews waa website ka kaliya ee loogu yimaado warar xaqiiqa, wararkiisan lagu kalsoonyahay ham www.Dhanbaalnews.com

Dhanbaalnews waa website ka kaliya ee ka hadla warar xaqiiqa iyo arimaha bulshada, wararkiisan lagu kalsoonyahay hamoogaan inad la socoto markasta warbixinaha Dhanbaalnews aad ayaad u mahadsatahay.

19/11/2025
19/11/2025

Buurta carafa
oo uu ka waramaayo sheekh muuse, gudoomiyaha gudda wanaag farista somaliland

18/11/2025

Madaxweynaha Somaliland Oo Amray In La Qabto Tartanka Kubbada Cagta Gobolada Somaliland.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa Amray in La Qabto Tartanka Kubbada Cagta Gobolada Somaliland, kaas oo ay madaxtooyaddu durba diyaarisay Miisaaniyada Tartankaasi ku baxaysa.

Sida aan ka helay ilo xog-ogaal ah Masuuliyiinta Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland ayaa dhawaan ku dhawaaqaya Furitaanka tartankaasi iyo halka lagu qabanayo labadaba.

Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ayaa ah mid aad u xiiso badan.

Adigu Gobolkee ayaad taageertaa?

fans

18/11/2025

Wasiirka Caddaalada Somaliland Yoonis Axmed Yoonis iyo Taliyaha ciidanka Ciidanka Asluubta Somaliland Sarreeya Guuto Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax) ayaa sii daayey Jamaal Maxamed Yuusuf kaas oo xidhnaa tan iyo 2005-tii.

Maxbuuskan ayaa xorriyadiisa helay ka dib markii Wasaaradda Caddaaladu baadhitaan ku samaysay dadka muddada dheer ku xidhan xabsiyada Somaliland.

Gallaydh TV

18/11/2025

Xukuumadda Somaliland oo shirkadaha Isgaadhsiinta u sheegtay in aanay bulshada u heshiin.

12/11/2025

Hal sano ayaa laga jooga maalinti beri oo kale Abdirisaaq Mohamed Geeljire wiilkaygu uu u codaynaayay isbadalka,,

, Somaliland dalkayga
Mohamed Geeljire

07/11/2025
07/11/2025
07/11/2025
07/11/2025

Ceerigaabo

Address

Hargesa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhanbaalnews News Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share