
18/07/2022
Dhammaan Maamulka iyo hawl-wadeennada Shirkadda Raasamaal Technology, waxa ay hambalyo Meher u dirayaan Abokor Iid Kaariye iyo Nuura Ibraahim Muuse oo meherkoodu ku qabsoomay Masjid Ali Mataan ee magaalada Hargeysa. Waxaanu Leenahay noqda qoyskii lagu farxo ee ubad kheyr badan iyo nolol badhaadhe ah hela. Aamiin.