Byforce news somaliland

Byforce news somaliland WAR SUGAN

12/02/2025

Maareeyaha haayada dekedaha jsl mudane@ Said Hasan Abdilahi ayaa tababar usoo xìdhay gudiga amniga dekedaha berbera oo tababar mudo laba cishaa usocday tababarka oo ku Saabsan ilaalinta amniga bada iyo dekeda

05/02/2025

Maareeyaha haayada dekedaha jsl mudane@ Said Hassan Abdilahi Magaalada berbera wasiirka wasaarada hawada iyo horumarinta madaarada

07/01/2025

Maareyahaya haayadaha dekedaha jsl mudane Said Hassan Abdilahi Said Hassan Abdilahi ayaa kusoo dhoweeyey wasiirka wasaarada maaliyada iyo wafti uu hogaaminayo sidoo kalena maareyahaya wuxu ka warbixiyey kulanka bilaha ee daneeyayaashu dekeda oo uu ka qayb galin doona wasiirka wasaarada horumarka maaliyada

11/11/2024

Maareeye haayadaha dekedaha berbera Said Hassan Abdilahi ayaa kamid ahaa masuuliyiintii xadhiga kajaray Hotel Hayaat oo berbera laga furay maareeyaha ayaa ayaa umahadnaqay gacsadata hotel dhisay sidoo kale ku amaanay waxqabadka dalka uu kusoo kordhiyay .
Hoteelkan ayaa u adeegi doona ajaaniib ganacsato badan dalka oo ka faaidaysanaya horumarka baaxada leh ee dekeda berbera ka socda maadaamu hoteelkani la lajaanqaadayo
Hotelada casriga ee dunida ku yaala

09/11/2024

Maareyahaya dekedaha jsl mudane Said Hassan Abdilahi ayaa umahadnaqay taageerayaasha xisbiga kulmiye gobolka saaxil sidii qiimaha badney ay u muujiyeen taageerada ay u hayaan xisbiga talada haya waxaanu kula dardaarmay inay maalinta codayntana codkooda ugu hiiliyaan musharaxa madaxweynaha jsl mudane muuse biixi cabdi iyo madaxweynaha ku xigeenkiisa maxamuud sacad Saajin

08/11/2024

Duqa caasimada cabdikariin axmed mooge
Degmada bali gubadleh kala hadlay taageerayaasha xisbiga wadani

08/11/2024

Muuqaalka guud ee olalaha xisbiga wadani maalintiisii ugu dambaysay

08/11/2024

Maalintii ugu dambaysay ee xisbiga wadani

10/10/2024
10/10/2024

Maareeyaha hay'adaha dekedaha jsl ee suntan horumarka dekeda Berbera mudane@ Said hassana abdilahi ayaa ka qaybgalay suldan axmed muuse axmed {Suldaan qabile} bahda dhaqanka kusoo biiray laguna caleemo saaray magaalada Berbera maareeye siciid ayaaa Alle uga baryay in masuuliyadaa Culus Alle ufudaydiyo kii dadkiisa iyo diintiisaba anfacana rabi ka dhigo

Hambalyo  Ahmed Abdirahman Sh Harir i loo magacaabay  maamulaha kastamka berbera
26/08/2024

Hambalyo Ahmed Abdirahman Sh Harir i loo magacaabay maamulaha kastamka berbera

26/08/2024

Address

Hargesa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Byforce news somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share